Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Warfaafinta oo furay tababar ku saabsan ka hortagga hadallada naceybka

Muqdisho  – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa'uud Aweys Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay aqoon-isweydaarsi ku saabsan ka hortagga tabinta hadallada naceybka xilliyada doorashooyinka.   Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda 21 xarumood oo warbaahineed oo ka hawlgala magaalada Muqdisho. Ujeeddada...

UK Supports Somali Government’s Call for Dialogue with Opposition

MOGADISHU, Somalia — The British Embassy in Mogadishu has endorsed a call for national dialogue between the Federal Government of Somalia and opposition figures to resolve a deepening political impasse. In a statement released by the UK Ambassador to Somalia, Charles King, the embassy welcomed the government’s invitation to the Somali Future Council for consultative talks. "During this critical period, dialogue...

UK oo Taageertay Wada-hadallada ay Dowladda Federaalku ku Casuuntay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Safiirka Boqortooyada Ingiriiska (UK) ee Soomaaliya, Charles King, ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyay casuumaadda ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fidisay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed si ay u yeeshaan kulan wada-tashi ah. Bayaan uu soo saaray Safiirka ayuu ku caddeeyay in wada-hadalku uu yahay wadada keliya ee looga gudbi karo xaaladda adag ee uu dalku marayo. “Muddadan xasaasiga...

Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO — Howlgalka QM ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go'aanka Madaxweyne Xasan Sheekh, ee ku aaddan gogosha wadatashi ee u fidiyay Golaha Mustaqbalka, iyadoo ku tilmaamtay tallaabo muhiim ah oo lagu gaari karo is-afgarad qaran.   Qoraal ay soo saartay, hay’addu waxay ku sheegtay in casuumaaddan ay tahay “tallaabo muhim ah oo lagu dhisayo is-afgarad ku saabsan arrimaha mudnaanta leh ee...

UN Mission Welcomes Somali President’s Call for National Dialogue

MOGADISHU — The United Nations Transitional Mission in Somalia has welcomed an invitation by President Hassan Sheikh Mohamud to convene the Somali Future Council, describing the move as a key step toward building consensus on critical national issues.   In a statement, the mission said the initiative represents “a pivotal step toward forging consensus on pressing national priorities,” as Somalia navigates...

Somali pirates hijack oil tanker in Gulf of Aden, second strike in weeks

ADEN, Yemen – Somali pirates have hijacked an oil tanker in the Gulf of Aden, maritime sources said Sunday, the latest in a string of attacks signaling a resurgence of piracy in one of the world’s most vital shipping lanes. The Togo-flagged vessel, MT Eureka, was boarded by armed men at approximately 5:00 am (0200 GMT) near the Yemeni port...

Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay Markab Shidaal oo marayay Marinka Gacanka Cadmeed

GACANKA CADMEED – Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen iyo marinada caalamiga ah ee maraakiibta ayaa xaqiijinaya in koox burcad-badeed Soomaali ah ay afduubteen markab shidaal oo lagu magacaabo MT Eureka, xilli uu marayay Gacanka Cadmeed.   Arrintan ayaa calaamad u ah soo laabashada khatarta burcad-badeedda ee mid ka mid ah waddooyinka ugu mashquulka badan ganacsiga adduunka. Markabka MT Eureka, oo ku...

Mucaaradka oo Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ka dhan ah muddo xileedka dowladda

Muqdisho – Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ay ku diidan yihiin sii jiritaanka muddo xileedka Madaxweynaha talada haya.   Mucaaradka ayaa sheegay in muddo xileedka dastuuriga ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu ku egyahay 15-ka May 2026, isla markaana wixii ka dambeeya aan loo aqoonsan doonin madaxweyne sharci ah. “Wixii ka dambeeya...

Sheekh Shariif oo ka hadlay dhibaatooyinka ay dowladdu gaarsiisay shacabka

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay xaaladaha adag ee ay wajahaan shacabka ku nool magaalada Muqdisho, gaar ahaan arrimaha la xiriira barakicinta iyo duruufaha nololeed.   Sheekh Shariif ayaa sheegay in shacabka ay la daalaa dhacayaan culaysyo is biirsaday, isagoo ku eedeeyay dowladda inay door ka qaadatay dhibaatooyinka sii kordhaya ee saameeyay...

Kheyre oo ka hadlay dhammaadka muddo xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo diiradda saaray dhammaadka muddo xileedka Madaxweynaha hadda talada haya.   Kheyre ayaa sheegay in muddo xileedka dowladda uu si rasmi ah u dhammaanayo 15-ka May, isla markaana haddii aan xal siyaasadeed oo mideysan laga gaarin xaaladda taagan, ay suuragal tahay in...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...