Puntland Launches Campaign Against Illegal Fishing
GAROWE — The fisheries ministry in Somalia’s semi-autonomous Puntland has announced a wide-ranging campaign to strengthen the fight against illegal fishing along its coastline.
In a statement, the Puntland Ministry of Fisheries and Marine Resources said protecting marine resources was vital for the economic growth of coastal communities, food markets and the long-term development of the region’s blue economy.
The ministry...
Somalia Says Intelligence Operation Kills 33 Al-Shabaab Fighters
MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, carried out a planned operation in the Guulane area of the Middle Shabelle region that killed more than 33 members of Al-Shabaab.
In a statement, NISA said the first strike targeted a house where commanders and fighters were gathered, killing 15 militants on the spot and destroying...
Somali Opposition Rejects Any Term Extension for President
MOGADISHU — Somalia’s opposition groups issued a firm warning on Wednesday against any attempt to extend the mandate of the federal government, following a series of meetings held in Mogadishu with clans seen as close to President Hassan Sheikh Mohamud.
The talks focused on the country’s political situation, particularly concerns over what the opposition described as a possible one-year term...
Puntland oo xoojisay la dagaallanka kalluumeysiga sharci darrada ah
Garoowe – Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqday olole ballaaran oo lagu xoojinayo la dagaallanka kalluumeysiga sharci darrada ah , kaasi oo si joogto ah uga dhaca xeebaha Puntland.
Wasaaraddu waxay sheegtay in ilaalinta khayraadka badda ay tahay mid muhiimad gaar ah u leh koboca dhaqaalaha bulshooyinka xeebaha, suuqyada cuntada, iyo mustaqbalka fog ee dhaqaalaha...
TPLF oo ku dhawaaqday qorshe ay dib ugu la wareegayso maamulka Tigray
Tigray, Itoobiya – Xiisad siyaasadeed oo cusub ayaa ka taagan gobolka Tigray kadib markii TPF ay ku dhawaaqday qorshe ay dib ugu la wareegayso maamulka gobolka, arrintaas oo cabsi weyn ka abuurtay in dib u soo laabato colaaddii hore u dhexmartay dowladda federaalka Itoobiya iyo maamulka gobolka.
Bayaan ay TPLF ku faafisay barteeda Facebook-ga ayaa lagu sheegay in Golaha Dhexe...
Mucaaradka Soomaaliya oo soo saaray go’aan adag kadib kulamo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho – Mucaaradka ka soo horjeeda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray go’aan adag kadib kulamo maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay la lahaayeen qaar ka mid ah beelaha ku dhow Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Kulamadan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan muranka ka taagan muddo kordhin la sheegay in ay dowladda Federaalka...
NISA oo sheegtay in howlgal ay ku dishay 33 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab
Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibo caalami ah, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Guulane ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo lagu dilay in ka badan 33 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
War-saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka koowaad lagu beegsaday guri ay ku sugnaayeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan...
Somalia Army Chief Visits Frontline Positions in Bay Region
Bardaale – The commander of the Somali National Army, Ibrahim Mohamed Mahmoud, conducted a ground visit to frontline areas in Bardaale district and Awdiinle, in southern Somalia’s Bay region, military officials said.
Mahmoud was accompanied by the head of the army’s training command, Ahmed Issa Ahmed, along with other senior officers during the tour aimed at assessing the operational readiness...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tagay Bardaale iyo Awdheegle
Bardaale, Gobolka Bay – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay wehliyeen Taliyaha Taliska Tababarka XDS, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Bardaale iyo deegaanka Awdiinle ee Gobolka Bay.
Ujeedka socdaalka Taliyaha ayaa ahaa in uu ku kormeero xaaladda ciidamada deegaanka iyo...
Wasiirka Amniga Gudaha oo tababar usoo xiray qaar ka mid ah Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay 120 askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Cutubka Daraawiishta Booliska.
Wasiirka ayaa bogaadiyay askarta qalin-jabisay, isagoo ku ammaanay dadaalka, dulqaadka, iyo adkaysiga ay muujiyeen muddadii uu socday tababarku. Wuxuu sidoo kale xusay...








