Somalia Finance Minister Urges Revenue Reforms at World Bank Meeting
WASHINGTON — Bihi Iiman Igeh, Somalia’s finance minister, delivered a wide-ranging address at a plenary session chaired by Ajay Banga, president of the World Bank, highlighting fiscal reforms and economic priorities for Somalia.
The meeting, held under the framework of the World Bank Africa Group 1 Constituency, is one of the two most significant gatherings during the annual meetings jointly...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Muhiim Ah Oo Bangiga Adduunka
Washington - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay fadhiga loo dhan yahay ee uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Bangiga Adduunka, Mudane Ajay Banga.
Shirkan oo loo yaqaan Matalaadda Kooxda 1-aad ee Afrika (World Bank Africa Group 1 Constituency), ayaa ka mid ah labada shir ee ugu muhiimsan shirarka sanadlaha ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Qaabilay Safiirka Hindiya
Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Hindiya u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Adarsh Swaika, isaga oo ka guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsigiisa.
Danjiraha cusub ayaa fadhigiisu rasmiga ah ku yaallaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta...
Erdogan, Hassan Sheikh meet in Istanbul to bolster Turkey-Somalia ties
ISTANBUL — Turkish President Recep Tayyip Erdogan on Thursday hosted Somali President Hassan Sheikh Mohamud at the Dolmabahce Palace in Istanbul, underlining the deep-seated strategic and military ties between the two nations.
The high-level meeting, held in Erdogan's ornate waterside office, focused on deepening bilateral cooperation in defense, economic development, and regional security at a time of heightened tensions in...
Madaxweyne Erdogan iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku kulmay Istanbul
ISTANBUL, Turkiga — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa shalay si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Xafiiska Madaxtooyada ee ku yaalla qasriga taariikhiga ah ee Dolmabahce ee magaalada Istanbul.
Kulankan oo ahaa mid heerkiisu sarrayo, ayaa labada hoggaamiye kaga wadahadleen xoojinta xiriirka istiraatiijiyadeed ee qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha...
Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s term set to end in 30 days
GAROWE, Somalia — The Puntland Council of Ministers, chaired by President Said Abdullahi Deni alongside Vice President Ilyas Osman Lugatoor, convened on Thursday to address the deepening political uncertainty in Somalia following the expiration of the federal parliament's mandate on April 14, 2026.
The Council expressed grave concern over the constitutional vacuum, noting that the legislative term ended without a...
Golaha Wasiirada Puntland oo ka Digay Hubanti La’aanta Siyaasadeed ee Soomaaliya
GAROWE, 16 Abriil 2026 – Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Puntland.
Goluhu wuxuu si adag uga hadlay marxaladda hubanti la’aanta ah ee uu dalku galay ka dib markii uu 14-kii Abriil 2026 dhammaaday muddo-xileedkii rasmiga ahaa ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo aan weli laga...
Indian Diplomat Presents Credentials in Somalia
MOGADISHU, Somalia – Indian Ambassador-designate to Somalia, Dr. Adarsh Swaika, met Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali in the capital, Mogadishu, reaffirming both nations’ commitment to strengthening bilateral relations.
Swaika, resident in Nairobi, formally handed over his credentials at the Ministry of Foreign Affairs headquarters, discussing longstanding partnership and ways to advance cooperation.
“India attaches great importance to its historic and friendly...
Sheekh Shariif oo cambaareeyay xariga iyo tacaddiyada ay ku kaceyso dowladda
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay xariga iyo tacaddiyada ay dowladda Federaalka ay kula kacayso shacabka, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho.
War-saxaafadeed uu soo saaray ayuu Sheekh Shariif ku sheegay in dulqaadkii shacabka iyo dhallinyarada caasimadda uu gabaabsi yahay, isla markaana xaaladdu gaartay heer halis ku ah nolosha dadka,...
Farmaajo oo dowladda ku eedeeyay tacaddiyo, kuna baaqay joojinta barakicinta shacabka
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku dhaliilay dowladda Federaalka, isaga oo ku eedeeyay inay ku kacayso dil, barakicin iyo caburin ka dhan ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.
Farmaajo ayaa sheegay in falalkaasi “aanay ahayn kuwo la aqbali karo,” isla markaana ay horseedi karaan kacdoon dadweyne iyo in shacabka...










