Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

NUSOJ, US Embassy discuss media freedom and governance reforms

MOGADISHU, Somalia — The secretary general of the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), Omar Faruk Osman, held talks Tuesday with a senior U.S. diplomat in Mogadishu focused on press freedom and democratic governance.   Osman met with Justin E. Davis, the U.S. Embassy’s chargé d’affaires in Mogadishu, in what both sides described as a constructive and wide-ranging discussion. The talks centered...

Somalia Restores Relations with Sri Lanka

Colombo — Somalia has moved to restore diplomatic engagement with Sri Lanka following talks between its ambassador to India, Abdullahi Mohamed Odowaa, and Sri Lankan President Anura Kumara Dissanayake, officials said.   The meeting, held at the presidential palace in Colombo, focused on strengthening bilateral ties and expanding cooperation between the two countries. Both sides welcomed the restoration of direct relations,...

Somali PM Lays Foundation Stone for Curriculum Development Centre

Mogadishu — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday laid the foundation stone for a new Curriculum Development Centre aimed at improving the quality of education across the country, officials said.   Speaking at the ceremony, Barre said education reform was the cornerstone of building a better future, adding that the government was prioritising the modernisation and improvement of the...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐚𝐡𝐢𝐣𝐭𝐚

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta oo lagu horumarinayo tayada waxbarashada dalka.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in horumarinta waxbarashadu ay tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaari karo mustaqbal wanaagsan , isaga oo xusay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaan...

Iran oo cambaareysay tallaabo Israel ee Somaliland

Tehraan - Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Iran, Esmaeil Baghaei, ayaa si kulul u cambaareeyey Xad-gudubka joogtada ah ee Maamulka Israel ku hayo Madax-bannaanida Qaranka Somalia.   Baghaei oo ka dayrinaya talaabadii uu taliska Israel ugu magacaabay ergey diblumaasiyadeed ee gobolka loo yaqaan “Somaliland” oo ah qayb ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Baghaei waxa uu u arkay inay tahay...

Iran denounces Israeli violation of Somalia’s sovereignty

TEHRAN - Iranian Foreign Ministry Spokesman Esmaeil Baghaei has strongly condemned the Israeli regime’s continued violation of Somalia’s national sovereignty.   Denouncing the Zionist regime's move to appoint a diplomatic envoy to the region known as “Somaliland”, which is part of the Federal Republic of Somalia, Baghaei considered it a clear sign of the Zionist regime's conspiracy to destabilize Islamic countries...

Afar qof oo muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay badda Mediterranean-ka geystay

Tripoli – Afar qof oo tahriibayaal ah ayaa laga soo badbaadiyay badda Mediterranean-ka kadib in ka badan shan maalmood oo ay ku jireen xaalad adag, kaddib markii doon ay la socdeen ay ku degtay xeebaha bariga dalka Liibiya.   Sida ay sheegeen ilo amni oo ka tirsan dalka Liibiya iyo Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM), ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay...

Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dastuurka iyo muddada xilka dowladda

Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Kheyre, ayaa sheegay in dastuurka hadda jira uu yahay mid ay Soomaali ku heshiisay, islamarkaana ay muhiim tahay in la ilaaliyo loona hoggaansamo.   Kheyre oo kulan la qaatay dhalinyarada magaalada muqdisho  ayaa ka hadlay xaaladda guud ee siyaasadda dalka, isagoo si gaar ah u xusay muddada xilka dowladda. Wuxuu tilmaamay in...

Wasiirka Amniga Gudaha oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu iyo howlwadeeno ka mid ah Safaaradda.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amni ee ka dhaxeeya labada dal, iyadoo si gaar ah loo falanqeeyay taageerada Dowladda Shiinaha ay siiso Soomaaliya, gaar...

Soomaaliya oo dib u soo celisay xiriirka Sri Lanka

Colombo, Sri Lanka – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, H.E Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Sri Lanka, Anura Kumara Dissanayake, intii uu ku sugnaa magaalada Colombo.   Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Sri Lanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee u...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...