Turkiga oo shaaciyay in uu xoojinayo taageerada Soomaaliya ee la dagaalanka kooxaha hubeysan
Muqdisho - Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in ay si toos ah u taageeri doonto dadaallada lagula dagaallamayo kooxaha hubeysan ee ka dagaallama gudaha Soomaaliya, gaar ahaan Al-Shabaab iyo Daacish.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, oo ka hadlay qorshaha cusub ee dalkiisa ee la xiriira la dagaallanka argagixisada, ayaa sheegay in Turkigu...
Taliska La-dagaalanka Argagixisada oo guulo ka sheegay hawlgal ay sameeyeen
Muqdisho - Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, oo ka duulaya xog sirdoon, ayaa hawlgal qorsheysan oo lagu magacaabay “WAABARI” ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Hawlgalka oo ay ka qayb qaadatay Qeybta Baarista Dembiyada (CID), ayaa si guul leh u dhacay 18-04-2026, abaaro 9:00 subaxnimo. Ciidanka Gaarka ah ee La-dagaalanka Argagixisada ayaa burburiyey bar kontorool iyo...
Maydad tahriibayaal ah oo laga helay xeebaha Liibiya iyo qaar Soomaali looga shakisan yahay
Zuwara - Ugu yaraan 17 mayd oo la rumeysan yahay inay yihiin tahriibayaal ayaa laga soo saaray xeebaha u dhow magaalada Zuwara ee galbeedka caasimadda Tripoli, sida ay xaqiijiyeen dhakhaatiirta iyo Xarunta Gargaarka iyo Daawada Degdegga ah ee Liibiya.
War-saxaafadeed kasoo baxay xarunta oo hoos timaada Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu sheegay in maydadkan laga helay xeebaha Zuwara, oo qiyaastii 117...
Bangladesh condemns appointment of Israeli envoy to Somaliland
DHAKA - 12 Muslim countries including Bangladesh, Pakistan, and Saudi Arabia have strongly condemned Israel's move to appoint an ambassador to Somaliland, which seeks to secede from Somalia.
This position was expressed in a joint statement issued by the countries on Saturday.
The statement said that the appointment of an Israeli ambassador to Somaliland is a clear violation of Somalia's sovereignty,...
Puntland oo soo saaray xeer ku saabsan dhismaha Maxkamadda Sare iyo Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida
Garoowe — Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.008 oo ku saabsan dhismaha Maxkamadda Sare iyo Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus.
Madaxweynaha ayaa xeerkan ku saleeyay Dastuurka Dowladda Puntland, Qodobkiisa 80-aad, Farqadiisa 19-aad, isagoo sidoo kale tixgeliyey baahida loo qabo in la horumariyo lana xoojiyo nidaamka garsoorka ciidamada, si loo...
Somali Deputy Speaker Addresses Global Parliamentary Summit in Istanbul
ISTANBUL — Abdullahi Omar Abshirow, Second Deputy Speaker of the Lower House of the Federal Parliament of Somalia, delivered a wide-ranging address on Sunday at a global parliamentary conference held in Istanbul, Turkey.
In his remarks, Abshirow focused on the conference agenda, which centered on fostering hope, ensuring security and safeguarding justice for future generations. He said Somalia remains fully...
Ethiopia’s PM Abiy Ahmed Renews Call for Sea Access
ADDIS ABABA — Abiy Ahmed has reiterated his country’s determination to secure direct sea access, as Ethiopia keeps a close eye on the port of Assab in neighboring Eritrea, located near Ethiopia’s border.
In a wide-ranging interview with state television, Abiy said the Horn of Africa would not achieve lasting peace and stability if Ethiopia remained landlocked. He described the...
Abiy Axmed oo sheegay in Nabadda Geeska Afrika ku xiran tahay Itoobiya oo hesha marin badeed
ADDIS ABABA - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa markale ku celiyay mowqifkiisa ku aaddan muhiimadda ay leedahay in dalkiisu helo marin badeed, xili Addis Ababa isha ku hayso dekada Casab ee dalka Eritrea, taasoo xadka Itoobiya aad ugu dhaw.
Wareysi qoto dheer oo uu siiyay Telefishinka Qaranka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa xusay in Geeska Afrika uusan heli doonin nabad...
Arab, Islamic Countries Condemn Israel for Appointing Diplomatic Representative to ‘Somaliland’
RIYADH - The foreign ministers of several Arab and Islamic countries slammed Israel on Saturday for announcing the appointment of a diplomatic representative to the so-called “Somaliland” in “flagrant violation of the sovereignty, unity, and territorial integrity of Somalia.”
The ministers reiterated their “unequivocal rejection of all unilateral measures that undermine the unity of states or infringe upon their sovereignty.”
They...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo khudbad muhiim ah ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanada Adduunka
Istanbul - Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanada Adduunka ee ka socda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Guddoomiye ku-xigeenka ayaa khudbadiisa si gaar ah ugu dul istaagay ajendaha shirka oo ahaa kobcinta rajada, sugidda nabadgelyada iyo hubinta caddaaladda jiilalka mustaqbalka. Wuxuu xusay...










