Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shacabka Itoobiya oo u Dareeray Goobaha Codbixinta Doorashooyinka iyo Xisbiga Abiy Axmed oo Guul Weyn Filanaya

ADDIS ABABA – Shacabka dalka Itoobiya ayaa saaka oo Isniin ah u dareeray goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan xubnaha Aqalka Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka, waana doorashadii 7-aad ee guud ee dalkaasi ka dhacda iyadoo dowladduna ay maanta u dhawaaqday fasax qaran.   Doorashadan oo ay iska diwaangeliyeen ilaa 50 milyan oo qof, ayaa la saadaalinayaa inuu aqlabiyadda ku guulaysan...

Somali Army Kills Senior Al-Shabaab Commander in Lower Shabelle Operation

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s national army has killed two members of the militant group Al-Shabaab, including a senior commander, during a planned military operation in the Hanti Wadaag area of the Lower Shabelle region, the government said on Sunday.   According to a statement issued by Somalia’s Ministry of Defence, troops targeted and killed a commander identified as Abu Cabdalla, who...

Agaasimaha Guud ee DAD oo Booqday Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa

Addis Ababa, Itoobiya – Dr. Cali Sheekh Axmed, Agaasimaha Guud ee Ururka Bariga Afrika ee Cilmi-baarista iyo Horumarinta (DAD), ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Midowga Afrika (AU) ee magaalada Addis Ababa, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya.   Booqashadan ayaa waxaa fududeeyey Danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya, iyadoo qeyb ka ahayd dadaallada lagu xoojinayo...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose ku Dilay Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo uu ku jiray horjooge sare oo kooxdaas ka tirsanaa.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu khaarajiyay horjooge lagu magacaabi jiray Abuu Cabdalla,...

Shabakadda Dhakhaatiirta Suudaan oo RSF ku Eedeysay Dilka 27 Qof oo Rayid Ah

Khartuum, Suudaan – Shabakadda Dhakhaatiirta Suudaan ayaa ku eedeysay Ciidamada Taageerada Degdegga ah (RSF) inay dileen ugu yaraan 27 qof oo rayid ah kadib weerar hubeysan oo lagu qaaday tuulooyin hoostaga deegaanka Al-Murra ee galbeedka magaalada Bara, gobolka Waqooyiga Kordofan.   Sida ay sheegtay shabakadda, weerarka ayaa dhacay maalintii Khamiista, oo ku beegnayd maalintii labaad ee munaasabadda Ciidul Adxaa. Dadka la...

DRC health authorities reject MSF concerns, say Ebola response under control

BUNIA — The Democratic Republic of Congo’s health ministry, with support from the World Health Organization (WHO), has strongly rejected recent concerns raised by Médecins Sans Frontières (MSF), insisting that efforts to contain Ebola in the country’s northeast are progressing “successfully and in a coordinated manner.”   WHO Director-General Tedros Adhanom Ghebreyesus, who visited the Ituri region on a “solidarity mission,”...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

SHABEELLADA DHEXE – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada Jabad Carbeyd iyo Dabagaab ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Howlgalka ayaa waxaa fuliyay Ururka 195-aad ee Guutada 19-aad ee Kumaandooska Gorgor, waxaana lagu sheegay in ujeedkiisu ahaa xoojinta amniga iyo ka hortagga falalka ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ka wadaan qeybo ka tirsan gobolka. Saraakiisha...

Somali troops conduct planned operations against militants in Middle Shabelle

MIDDLE SHABELLE, Somalia — Somali National Army forces carried out planned operations targeting militants in parts of the Middle Shabelle region, the military said.   The operations took place in the areas of Jabad Carbeyd and Dabagaab and were conducted by the 195th Battalion of the 19th Brigade, Gorgor Commando Unit, according to a statement. The army said the mission aimed to...

Maamulka Caafimaadka Congo iyo WHO oo Beeniyey Digniintii MSF, Sheegayna in Xaaladda Ebola La Xakameeyey

BUNIA, DRC – Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo (DRC), oo taageero ka helaysa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), ayaa si adag u gaashaanka ku dhuftay war dhawaan ka soo yeertay Ururka Dhakhaatiirta Aan Xuduudda Lahayn (MSF), iyagoo sheegay in dadaallada lagula talamanayo cudurka Ebola ay u socdaan si guul ah oo qorshaysan.   Agaasimaha Guud ee WHO, Tedros Adhanom...

Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo lagu wargeliyay howlgal amni oo ka dhacay Baydhabo

BAYDHABO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo hay’adaha amniga, kuwaas oo warbixin ka siiyay howlgal amni oo laga fuliyay magaalada Baydhabo.   Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdullaahi Aadan Xuseen...

WARAR KALE

Somali FM praises Egypt’s support for Somalia in call with Abdelatty

CAIRO - Somali Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali praised Egypt's continued political, developmental, and security support for Somalia during a phone call with Egyptian...

Ugu Yaraan 49 Qof oo Harraad iyo Kuleyl Ugu Geeriyooday Saxaraha Waqooyiga Niger

Niamey – Maamulka dalka Niger ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 49 qof ay harraad iyo kuleyl daran ugu geeriyoodeen deegaan saxare ah oo ku...

UNHCR Says Mogadishu Clashes Displaced 12,500 Families

MOGADISHU, June 6 – Heavy armed clashes that erupted in Mogadishu on June 3 have displaced nearly 12,500 families and left civilians facing severe...