Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Erdogan iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku kulmay Istanbul

ISTANBUL, Turkiga — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa shalay si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Xafiiska Madaxtooyada ee ku yaalla qasriga taariikhiga ah ee Dolmabahce ee magaalada Istanbul.   Kulankan oo ahaa mid heerkiisu sarrayo, ayaa labada hoggaamiye kaga wadahadleen xoojinta xiriirka istiraatiijiyadeed ee qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha...

Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s term set to end in 30 days

GAROWE, Somalia — The Puntland Council of Ministers, chaired by President Said Abdullahi Deni alongside Vice President Ilyas Osman Lugatoor, convened on Thursday to address the deepening political uncertainty in Somalia following the expiration of the federal parliament's mandate on April 14, 2026. The Council expressed grave concern over the constitutional vacuum, noting that the legislative term ended without a...

Golaha Wasiirada Puntland oo ka Digay Hubanti La’aanta Siyaasadeed ee Soomaaliya

GAROWE, 16 Abriil 2026 – Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Puntland. Goluhu wuxuu si adag uga hadlay marxaladda hubanti la’aanta ah ee uu dalku galay ka dib markii uu 14-kii Abriil 2026 dhammaaday muddo-xileedkii rasmiga ahaa ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo aan weli laga...

Indian Diplomat Presents Credentials in Somalia

MOGADISHU, Somalia – Indian Ambassador-designate to Somalia, Dr. Adarsh Swaika, met Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali in the capital, Mogadishu, reaffirming both nations’ commitment to strengthening bilateral relations.   Swaika, resident in Nairobi, formally handed over his credentials at the Ministry of Foreign Affairs headquarters, discussing longstanding partnership and ways to advance cooperation. “India attaches great importance to its historic and friendly...

Sheekh Shariif oo cambaareeyay xariga iyo tacaddiyada ay ku kaceyso dowladda

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay xariga iyo tacaddiyada ay dowladda Federaalka ay kula kacayso shacabka, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho.   War-saxaafadeed uu soo saaray ayuu Sheekh Shariif ku sheegay in dulqaadkii shacabka iyo dhallinyarada caasimadda uu gabaabsi yahay, isla markaana xaaladdu gaartay heer halis ku ah nolosha dadka,...

Farmaajo oo dowladda ku eedeeyay tacaddiyo, kuna baaqay joojinta barakicinta shacabka

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku dhaliilay dowladda Federaalka, isaga oo ku eedeeyay inay ku kacayso dil, barakicin iyo caburin ka dhan ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.   Farmaajo ayaa sheegay in falalkaasi “aanay ahayn kuwo la aqbali karo,” isla markaana ay horseedi karaan kacdoon dadweyne iyo in shacabka...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Shir Guddoomiyay Golaha Wasiirrada

Baydhabo - Hoggaamiyaha ku meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda guud ee ka jirta deegaannada maamulkaasi.   Shirka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha amniga, doorashooyinka, xaaladaha bini’aadantinimo iyo dadaallada horumarineed ee ka socda Koonfur Galbeed. Kulanka kadib, Golaha Wasiirrada ayaa soo saaray awaamiir dhowr...

Golaha Wasiirada Puntland oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka

Garoowe - Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa shir-guddoomiyay kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada maamulkaasi.   Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan marxaladda hubanti la’aanta ah ee dalka galay, kadib markii uu dhammaaday waqtigii rasmiga ahaa ee Baarlamaanka Soomaaliya 14-kii April 2026, iyadoo aan...

Dhalinyarada Muqdisho oo Ka Hadlay Cabashooyinka ay ka Qabaan Dowladda

Muqdisho - Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa si isa soo taraysa uga muujinaya cabashooyin la xiriira sida ay u arkaan in loola dhaqmo, gaar ahaan kuwa dhaliila siyaasadaha dowladda federaalka Soomaaliya.   Dhalinyaradan ayaa sheegaya in muddooyinkii dambe ay la kulmayeen cadaadis iyo beegsi, gaar ahaan kuwa aragtidooda ka dhiibta hanaanka siyaasadeed iyo jihada uu dalka...

Somalia Condemns Israeli Move to Appoint Diplomatic Envoy to Northern Regions

MOGADISHU, April 16 — Somalia’s federal government on Thursday strongly condemned Israel’s reported decision to appoint a diplomatic representative to the country’s northern regions, calling the move a violation of its sovereignty and territorial integrity.   In a statement, the Government of the Federal Republic of Somalia said the step “directly undermines the independence, unity and territorial integrity” of the country...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...