Wasiirka amniga oo war kasoo saaray dagaallada ka socda Muqdisho

Wasiirka Amniga XFS Xasan Xundubey Jimcaale oo goordhaw la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in Ciidanka dowladda ay weerar ku qaadeen guriga Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud.

MW Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda dhaarinta guddiga madaxa bannaan ee la dagaallanka...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goobjoog u ahaa Munaasabadda Dhaarinta Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa ayaa tilmaamay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay tallaabooyin miro-dhal ah u qaadeen dhanka hufnaanta maaliyadda,...

Foreign Minister receives copy of credentials from new Ethiopian Ambassador to Somalia

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, HE Mohamed Abdirizak Mohamud Abubakar, received a copy of the credentials of the new Ambassador of the Federal Democratic Republic of Ethiopia to the Federal Republic of Somalia, HE...

Supporters of Somali President Clash With Opponents, Residents Say

 Supporters of Somalia's President Mohamed Abdullahi Mohamed and those opposed to an extension of his four-year term clashed on Sunday in the capital, residents said. "There is gunfire between pro-opposition military and government forces...

Sawirro: Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada Muqdisho

Qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka Xoogga dalka ayaa si adag uga hadlay warar maalmihii ugu dambeeyey soo if-baxayay, kuwaa si oo ku qotoma in la siyaasadeynayo shaqada ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Saraakiishan waxa...

Dhageyso: Warka duhur ee Idaacadda Shabeelle

Halkan hoose ka dhageyso warka duhur ee Idaacada Shabelle ee magaalada Muqdisho.

Kaaraan oo guul ka gaartay dhiggeeda degmada Howlwadaag

Degmooyinka Kaaraan iyo Howlwadaag oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo soo bandhigay tartan aad u xiiso badan. Labada degmo oo...

Sawirro: Koonfur Galbeed oo gole deegaan u dhiseyso degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Kaashaneyso Wasaaradda Arrimaha Guddaha ee XFS ayaa wado dadaalo ay ku dhiseyso Golaha deegaanka ee degmooyinka hoostago Maamulka Koofur Galbeed. Ergada soo xulayo xildhibaanada golaha deegaanka...

Guddoomiyihii deegaanka Leego oo qarax lagu dilay & Wararkii ugu dambeeyey

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qarax nooca miinada ah oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Qaraxa...

Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax ee Idaacadda Shabelle.