Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Kormeer Shaqo ku Tagay Degmada Baydhabo
Baydhabo – Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta maamulka degmada Baydhabo ee gobolka Baay, halkaas oo kusoo dhoweeyey Guddoomiyaha degmada iyo Duqa magaalada, Mudane Cabdulaahi Cali Watiin.
Kormeerkan ayaa ujeedkiisu ahaa hubinta habsami u socodka howlaha maamulka degmada, dardargelinta adeegyada bulshada, iyo xoojinta wada shaqeynta ka...
Somali president chairs security and stabilization meeting in Baidoa
Baidoa — Hassan Sheikh Mohamud chaired a high-level meeting in the southwestern city of Baidoa alongside Jibril Abdullrashid Haji Abdi, bringing together ministers from Southwest State of Somalia and commanders of the Somali National Armed Forces, officials said.
The meeting focused on the overall situation in Southwest State, including efforts to accelerate stabilization operations, strengthen security, combat militant groups, respond...
Somalia takes seat on African Union Peace and Security Council for first time
ADDIS ABABA — Somalia has entered a new chapter in African diplomacy after formally assuming a seat on the African Union Peace and Security Council for the first time since the body’s creation in 2003.
The Federal Government of Somalia was elected to the council in February 2026 for a two-year term, a move widely seen as reflecting growing confidence...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Hoggaamiyaha KMGl ah ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku Guddoomiyay Shir Lagaga Hadlay Amniga
Baydhaba - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil C/rashiid Xaaji Cabdi ayaa magaalada Baydhabo ku guddoomiyay, shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.
Shirka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee deegaanada Dowlad Goboleedka Koonfur...
Midowga Afrika oo Daah-furay Wareegga 16-aad ee Golaha Nabadda iyo Ammaanka
Addis Ababa, Ethiopia – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa si rasmi ah u daah-furay wareegga 16-aad ee Golaha Nabadda iyo Ammaanka (PSC), xilli munaasabad heer sare ah lagu qabtay xarunta Midowga Afrika.
Guddoomiyaha ayaa khudbaddiisa ku adkeeyay in Midowga Afrika ay ka go’an tahay horumarinta nabadda, amniga, iyo xasilloonida guud ahaan qaaradda, isagoo xusay muhiimadda ay...
Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay La Wareegtay Kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Afrika
Muqdisho – Soomaaliya ayaa taariikh cusub ka gashay fagaaraha diblomaasiyadda Afrika kadib markii ay si rasmi ah ula wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (PSC), tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2003.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay xubinnimada Golaha bishii February 2026, iyadoo ay hayn doonto muddo labo sano ah. Doorashadan ayaa loo arkaa mid muujinaysa...
Trump iyo Iran oo Gaaray Xabbad-joojin Ku-meel-gaar ah
Washigton/Tehran - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa heshiis xabbad joojin ah oo laba toddobaad ah la galay Iran, wax ka yar laba saacadood ka hor wakhtiga uu Tehran ku egyahay inay dib u furto marin biyoodka Hormuz ama ay wajahdo weeraro ba'an oo lagu qaado kaabayaasha rayidka.
Ku dhawaaqista goor dambe oo salaasadii ahayd waxay ka dhigan tahay isbeddel lama...
Trump warns of ‘civilization’ at risk if Hormuz not reopened
WASHINGTON — U.S. President Donald Trump warned Tuesday that “an entire civilization could die tonight” if Iran does not agree to reopen the Strait of Hormuz before an 8:00 pm Eastern Time deadline, in his latest escalation of rhetoric amid mounting tensions.
Trump’s remarks came as Washington pressed Tehran to restore shipping through the vital waterway, a key route for...
Trump oo ku hanjabay burbur weyn haddii aan dib loo furin marin-biyoodka Hormuz
WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay in “xadaarad dhan ay caawa dhiman doonto” haddii aan heshiis lala gaarin Iran isla markaana aan dib loo furin marin-biyoodka Hormuz ka hor waqtiga kama dambaysta ah ee 8-da fiidnimo waqtiga Bariga Mareykanka (ET).
Hanjabaaddan ayaa ah tii ugu dambeysay ee Trump ka hor waqtiga uu u qabtay Iran, iyadoo xiisadda...
SouthWest leader urges boost to Baidoa administration, services
BAIDOA, Somalia — The acting leader of SouthWest state, Jibriil Abdirashid Haji Abdi, on Tuesday held talks with federal lawmakers and Baidoa’s mayor to accelerate governance reforms, strengthen security and improve public services in the city, officials said.
The meeting, held at the regional leader’s office, brought together members of Somalia’s federal parliament and Baidoa district commissioner and mayor Abdullahi...











