Taliyeyaasha NISA iyo kan ciidanka Booliska oo kulan amni ku yeeshay Baydhabo
Baydhabo - Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhaxeysa maamulka degmada iyo saraakiisha hay’adaha amniga, si loo adkeeyo sugidda amniga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qayb-galay dib-u-hawlgelinta xarunta CEN-SAD ee Tripoli
Tripoli - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli ee caasimada dalka Liibiya kaga qayb-galay munaasabad lagu dib-u-hawlgelinayey xarunta ururka CEN-SAD (Dalalka Xeebaha iyo Saxaraha).
Munaasabadda dib-u-furista xarunta ayaa waxaa xarigga ka jaray Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya, Mudane Abdul Hamid Dbeibah.
Ururka CEN-SAD, oo la aasaasay sannadkii 1998-dii, xaruntiisuna tahay...
Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed munaasabadda 66-guurada
MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray dhammaan saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda iyo guud ahaan qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo sidoo kale qoysaskooda, munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay aasaaska ciidanka.
Wasiirka ayaa sheegay in munaasabaddan ay xambaarsan tahay qiime qaran oo weyn, maadaama ay astaan u tahay taariikhda...
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo hambalyo u diray Madaxweyne Geelle dib-u-doorashadiisa
Addis Ababa - Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa hambalyo diirran u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, H.E. Ismaaciil Cumar Geelle, kaddib markii mar kale loo doortay xilka madaxweynaha dalkaasi.
War-murtiyeed rasmi ah oo uu soo saaray Guddoomiyuhu ayaa lagu bogaadiyey natiijada doorashada, taasoo ay si rasmi ah u shaaciyeen guddiga doorashooyinka Jabuuti, isla markaana lagu xaqiijiyey guusha...
Uganda Army Chief Threatens Turkey with Embassy Closure, Demands $1 Billion Over Somalia Operations
Kampala – Uganda’s military chief Gen. Muhoozi Kainerugaba has issued an unusually direct ultimatum to Turkey, demanding $1 billion and warning of diplomatic consequences, in remarks that have stirred attention across regional security and diplomatic circles.
In a series of public statements, Kainerugaba accused Turkey of benefiting economically from Somalia’s fragile security environment without adequately compensating Uganda for its long...
Uganda oo Turkiga ka dalbatay $1 billion haddii kala Ciidanka kala baxayso Soomaaliya
Kampala – Taliyaha Ciidamada Uganda, Gen. Muhoozi Kainerugaba, ayaa si adag ugu hanjabay dalka Turkey, isaga oo ku eedeeyay in uu ka faa’iideystay xaaladda amniga ee Somalia iyada oo ay kharash iyo naf badan ku bixiyeen ciidamada Uganda.
Gen. Muhoozi ayaa sheegay in Turkey ay faa’iidooyin dhaqaale oo waaweyn ka heshay Soomaaliya, oo ay ku jiraan mashaariic waaweyn oo kaabeyaasha...
Aragtida Shacabka: “Madaxweyne Shacabkiisa barakiciyey shidaalka uu soo saarayana cid gaar ah ayuu ku naas nuujinayaa”
MUQDISHO - Shacabka ku nool Muqdisho qaarkood ayaa fekerkooda ka dhiibtay shidaalka Turkiga uu ka qodayo xeebaha dalka Soomaaliya.
“Madaxweyne Shacabkiisa barakiciyey shidaalka uu soo saarayana cid gaar ah ayuu ku naas nuujinayaa”.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay isimada Puntland
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay ka mid yihiin Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, Suldaan Mursal, iyo Suldaan Maxamuud Xaaji Cabdullaahi, iyo marti sharaf kale.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray baahiyaha ka jira deegaannada, iyo xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa shacabka iyo dowladdooda,...
Uganda Military Chief Threatens to Sever Ties with Türkiye Over Somalia Disagreements
KAMPALA – General Muhoozi Kainerugaba, Uganda's Chief of Defence Forces, has issued a stark ultimatum to Türkiye, threatening to terminate diplomatic relations within 30 days unless unspecified concerns are addressed.
In a series of statements posted on social media, the General criticized Ankara's growing influence in the Horn of Africa, particularly in Somalia. He highlighted that Western nations were the...
Taliyaha Ciidanka Uganda oo ugu hanjabay Turkiga inuu xiriirka u jari doono muddo 30 casho ah
KAMPALA – Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa soo saaray digniin culus oo uu ku hanjabay in dalkiisu uu xiriirka diblomaasiyadeed u jari doono dalka Turkiga muddo soddon casho gudahood ah haddii aan wax laga qaban tabashooyin gaar ah oo uusan si faahfaahsan u sheegin.
Qoraal uu soo dhigay barta xiriirka bulshada, General Muhoozi ayaa si weyn ugu...











