Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Farmaajo & Shariif oo digniin kasoo saaray qorshaha Villa Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynayaashii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Sharfiif Sheekh Axmed oo si wadajir ah usoo saaray warsaxaafadeed ayaa ka digay qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aadan wax ka beddelka dastuurka oo lagu wado in beri uu go'aan ka gaaro baarlamaanka Soomaaliyeed.   Farmaajo iyo Shariif ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh keligii talisimo iyo inuu ka...

Maraakiibta mara badda Soomaaliya oo sameystay Ciidamo ilaaliya

MUQDISHO (SMN) - Qiimaha ilaalada gaarka ah ee markabka maraya xeebaha dalka Soomaaliya ayaa kor u kacay sanadkan, kadib markii ay dib usoo rogaal-celiyeen kooxaha burcad-badeeda oo billaabay afduubka maraakiibta ganacsiga.   Kadib markii uu khalkhal galay amniga Badda Cas oo Xuutiyiinta ay weerarka ka geysanayaan, ayaa maraakiibta waxay galeen khatar kale oo uga imaanaysa budhcad-badeedda ee ka soo cusboonaadey Soomaaliya. Baahida...

Horn of Africa to experience heavy rains until June: IGAD weather service

NAIROBI, Kenya -- The larger part of the Horn of Africa region is expected to be wetter than usual between April and June, said the Climate Prediction and Applications Center (ICPAC) of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), a regional bloc, Tuesday.   The ICPAC said in its latest forecast that wetter-than-usual conditions are expected over most parts of the equatorial...

Sawirro: Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay iskaashiga difaaca labada dal

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane FEI Shengchao ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshey kulan looga hadalay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhinacyada amniga iyo la dagaallanka argagixisada.   Wasiirka ayaa ka mahadceliy garab istaagga iyo taageerada dowladda iyo shacabka Shiinaha ee Soomaaliya, isaga oo xusay...

Prices for private maritime security guards shoot up after resurgence of Somali pirates

MOGADISHU, Somalia - Prices for private maritime security guards onboard have shot up this year, a new analysis from sister title Splash Extra shows.   With the Red Sea disruption created by the Houthis latterly combined with resurgent pirate attacks off Somalia, demand for armed guards has leaped in 2024, and with it prices have shot up with three-day transits costing...

Cali Guudlaawe oo war kasoo saaray geerida Xildhibaan Maxamuud Siyaad

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tacsi tiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Allaha u naxariistee marxuum xildhibaan Maxamuud Siyaad Barkhadle oo xalay ku geeriyooday dalka Hindiya.   Cali Guudlaawe ayaa xusay in marxuum Maxamuud Siyaad uu kaalin weyn kasoo qaatay dhismahaHirshabeelle, waxaana uu Golaha Sharci-dejinta soo galay markii la...

IIGAD oo ka digtay khatar roobab kusoo wajahan Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Gobolka Geeska Afrika ayaa la filayaa in ay ka da'aan roobab xoogan inta u dhaxaysa bilaha April iyo June, sida ay sheegtay Xarunta Saadaasha Cimilada ee urur goboleedka IGAD. Xarunta waxay digniinta ay soo saartay ku sheegtay in saadaashadeedii u dambaysay in laga filayo xaalado fatahaado ah inay ka dhacaan dalalka gobolka oo Soomaaliya ugu horeyso. Roobabkan ayaa...

Catriona Laing oo la kulantay wakiillada haweenka Soomaaliyeed ee ciyaaraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona Laing, oo ay weheliyaan madax ka tirsan hay’adaha UNFPA iyo haweenka Qaramda Midoobay, ayaa la kulmay wakiillada haweenka Soomaaliyeed ee ciyaaraha.   Labada dhinac ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa ka qaybgalka iyo saameynta isbeddelka ee maalgashiga isboortiga ee haweenka Soomaaliya. Sidoo kale waxay xaqiijisay taageerada Qaramada...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirada Maamulka Puntland?

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, dhameystirka dimuqraadiyadda Puntland, xaaladda cudurada faafaha, xaaladda Deegaanka iyo Kor-u-qaadista Dalxiiska iyo illaalinta goobaha taariikhiga ah.   Golaha Wasiirada ayaa soo saaray qodobo ku saabsan dhameystirka Dimuqraadiyadda Puntland,...

Cabinet of Somalia gives a nod to an oil deal with Turkey

MOGADISHU, Somalia - On Wednesday, the Cabinet of Ministers in Somalia gave its approval to an agreement on oil and gas production.   The agreements were inked earlier this month by the Turkish and Somalian governments. The deal was presented to the Cabinet by Somalia's Minister of Petroleum and Minerals, Abdirisaaq Omar Mohamed, who emphasized how it may unlock the country's...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...