Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al-Shabaab oo saaka weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday degaanka Daarunimca

AADAN YABAAL (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay Al-Shabaab saaka ku qaadeen deegaanka Daarunimca ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo uu xigay dagaal toos ah.   Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo, waxaana lagu beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka. Khasaare kala duwan ayaa lasoo wariyay inuu kala gaaray labada...

Kulan lagu taageerayay ansixinta dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee XFS , Xildhibaano mas'uuliyiin, qurbe-joog iyo Diblomaasiyiin ayaa ka qeyb galay habeenka Qurbe Joogta oo lagu qabtay Muqdisho.   Kulanka ayaa lagu muujiyay ahmiyadda is dhaxgalka Bulshada ,iyo in la taageero ansixinta Dastuurka, dhismaha dowlanimada Soomaaliya iyo dowladda lagu garab istaago dagaalka ka dhanka ah khawaarijta. Masuuliyiinta goob...

Puntland oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin wax ka beddelka dastuurka dalka

GAROOWE (SMN) - Puntland oo soo saartay War-saxaafadeed ka kooban laba bog ayaa si cad u sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin, una hoggaansami doonin, kuna dhaqmi doonin wax ka bedelka kasta oo qaab aan heshiis lagu hayn loogu sameeyo Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.   “Haddii la meel mariyo isku dayga samaynta Dastuur cusub Puntland uma hogaansami doonto mana aqoonsan...

Chinese Special Envoy to the Horn of Africa visits Somalia

MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud received the Chinese Special Envoy to the Horn of Africa, Ambassador Xue Bing.   According to Villa Somalia, the envoy who conveyed a message from President Xi Jinping of the People’s Republic of China to his Somali counterpart Hassan Sheikh during the talks. The statement added that both sides also discussed ways...

Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Switzerland + Sawirro

GENEVA (SMN) - Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeybgalay Shirka 148-aad ee Baarlamaannada Adduunka “Inter-Parlaimentary Union” Waxaana qeyb ka ah Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS. Shirka ayaa Maanta daarnaa Dood ku saabsan dulucda Dublamaasiyadda Baarlamaanka: Dhisida buundooyinka nabadda iyo isfahamka Shirirkaan isdaba jooga ah oo uu Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Shacabka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulamo ka wada magaalada London

LONDON (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo howlo shaqo u jooga dalka UK ayay kulan soo dhaweyn ah u sameeyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maamulka SSC-Khaatumo ee ku dhaqan magaalada London.   Guddoomiyaha ayaa jaaliyadda uga warbixiyay xaaladda dalka iyo dadaallada bani’aadannimo ee socda, isagoo u soo bandhigay in ay ka qeyb qaataan wax-ku-darsiga sanduuqa dhaqaale...

Fahfaahin ku saabsan Qaraxa Mandheera

MANDHEERA, Kenya - Saddex qof ayaa ku dhimatay, in ka badan 20 qof oo kale way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Mandheera ee dalka Kenya, sida ay sheegeen saraakiisha amaniga.   Qaraxa ayaa ka dhacay goob maqaayad cuntada laga cuno, oo ku dhaw saldhiga booliska magaaladda. Dadka dhintay ayaa kala ahaa labo askari oo boolis ah iyo haweenaydii lahayd maqaaxidda Mama...

Three Killed in Food Kiosk Blast in Mandera

MANDERA, Kenya - Three were killed and more than 20 other people were injured in the blast. An Improvised Explosive Device had been planted in the hotel and was set off as a crowd sat for food, witnesses said.   Suspicions are that the IED had been planted on Sunday night to target those frequenting there. Among those killed were two...

UN officials meet Minister of Finance of Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Minister of Finance of SomaCatriona Lainglia, Bihi Iman Cige met with top United Nations officials in Mogadishu, the country's capital on Sunday.   The United Nations Special Envoy for Somalia  Catriona Laing and the United Nations Deputy Envoy, the Coordinator of Humanitarian Aid, George Conway discussed the minister Somalia's recent financial achievements. "It was great to meet with Catriona...

Shacabka Muqdisho oo taageeray wax ka beddelka dastuurka dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kumanaan ka tirsan Shacabka Gobolka Banaadir ee Caasimadda Muqdisho kala qeyb-galay Banaanbax ay ku taageerayaan Dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Shacabka oo watay boorar ay ku xar-dhan yihiin in la dhameystiro Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...