Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Southwest state parliament Speaker Urges Restraint Amid Rising Tensions

BAIDOA, Somalia — The speaker of Southwest Somalia’s parliament, Ali Said Fiqi, on Monday called for restraint and warned against bloodshed over political differences, urging responsible leadership as tensions escalate.   He urged the president to consider the consequences of the conflict on innocent Somali civilians, members of the national armed forces, and the country’s overall security before the situation worsens. Every...

IGAD oo ku baaqday wada hadal iyo xakameyn lagu sameeyo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya

Djibouti – Urur goboleedka IGAD ayaa si dhow ula socda dhaqdhaqaaqyada ka socda maamulka Koonfur Galbeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, maamul-goboleed muhiim ah oo ka tirsan ururka.   War-saxaafadeed ka soo baxay IGAD ayaa lagu muujiyey walaac ku saabsan xiisadaha sii kordhaya ee siyaasadeed, waxaana ururku ugu baaqay dhammaan dhinacyada inay is xakameeyaan oo ka fogaadaan falalka sii hurin kara xaaladda. IGAD...

Ugu Yaraan 15 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Gaari oo Ka Dhacay Magaalada Nyeri ee dalka Kenya

Kenya – Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay kadib markii gaari xamuul ah uu isku dhacay gaari yar oo dadweyne ah bartamaha magaalada Nyeri, sida ay boolisku sheegeen. Shilkan ayaa dhacay fiidnimadii Sabtida meel u dhow jaamacad dadweyne oo ku taal wadada Nyeri-Nyahururu.   Elizabeth Vivi, oo ah sarkaalka booliska u qaabilsan ilaalinta taraafikada ee bartamaha Kenya, ayaa sheegtay in...

Dowladda Masar Oo Hoos U Dhigtay Isticmaalka Shidaalka

Qaahira – Dowladda Masar ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin cusub oo lagu xakameynayo isticmaalka shidaalka iyo maaraynta kharashaadka, kadib kororka qiimaha tamarta ee ka dhashay dagaalka ka socda gobolka Bariga dhexe.   Ra’iisul Wasaare Mostafa Madbouly ayaa sheegay in mashaariicda waaweyn ee ku lug leh shidaalka iyo naaftada lagu hakindoonto ugu yaraan laba bilood, halka qoondada shidaalka ee baabuurta dowladda la dhimayo...

Somali national forces conduct military operation against Al-Shabaab in daynunay

Mogadishu – Somali National Security Forces, continuing their operations against Al-Shabaab militants, have successfully carried out a planned military operation in the Daynunay area near Baydhabo in the Bay region.   During the operation, the forces dismantled roadblocks that had been set up by the militants to disrupt civilian movement and transport. The operation resulted in the deaths of more than...

Dowlada Soomaliya oo sheegay inay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyeen deegaanka Daynuuney

Muqdisho – Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, ayaa cagta mariyay jidgooyooyin ay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku lahaayeen nawaaxiga deegaanka Daynuuney ee Gobolka Bay.   Hawlgalkaasi ayaa lagu dilay in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale lagu guuleystay in la burburiyo isbaarooyinkii ay halkaas ka sameysteen. War-saxaafadeed...

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka furtay kulan ku saabsan sare u qaadidda hoggaaminta haweenka

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed socon doona muddo laba cisho ah, kaas oo diiradda lagu saarayo sare u qaadidda hoggaaminta haweenka Soomaaliyeed.   Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Dhaqdhaqaaqa Sinnaanta Jinsiga Soomaaliyeed (SOMGEM), ayaa waxaa ka qeybgalaya hoggaamiyeyaasha haweenka, ururrada haweenka...

Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay shirkadda Somali Ship Register Limited

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis is-afgarad (MoU) la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited, Mudane Çağdaş Oykun Saltaş.   Heshiiskan ayaa lagu dhisayaa nidaam rasmi ah oo lagu diiwaangeliyo maraakiibta Soomaaliyeed, si ay u qaataan calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Tallaabadan ayaa muujinaysa dadaalka joogtada ah ee dowladda...

Parliament speaker raises alarm over alleged Turkish drone involvement in SouthWest State conflict

BAIDOA, Somalia - The speaker of Somalia’s South West state parliament, Dr. Ali Said Fiqi, has expressed strong concern over reports that Turkish-made drones were used in fighting against regional administration forces, warning of a troubling shift in Ankara’s role in the Horn of Africa nation.   In a statement posted on social media platform X, Fiqi described the alleged use...

Cali Saciid Fiqi oo ka digay faragelinta diyaaradaha Turkiga ee ka dhanka ah ciidanka Koonfur Galbeed

BAIDOA, Soomaaliya – Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Dr. Cali Saciid Fiqi, ayaa walaac xooggan ka muujiyay wararka sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drones) ee dalka Turkiga loo adeegsaday hawlgallo ka dhan ah ciidamada maamulka Koonfur Galbeed.   Guddoomiye Fiqi, oo soo saaray bayaan muhiim ah, ayaa ku sifeeyay tallaabadan mid "aad looga naxo", isagoo xusuusiyay dowladda Turkiga doorkii...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...