Maxkamadda racfaanka oo la horgeeyay mas’uuliyiin loo haysto musuq-maasuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay Dacwad loo haysto saraakiil loo haysto Eedaymo Musuq maasuq, Saraakiishan ayaa hore Maxkamadda Gobolka Banaadir uga soo saartay xukun ah in lagu waayay eedaymihii loo soo jeediyey xoriyadoodana dib ugu celisay balse Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka ayaa ka qaatay Racfaan.
Eedaysanayaashan ayaa ka tirsanaa wasaaradda shaqada iyo...
Indian Navy seizes Bulgarian ship from Somali pirates and rescues the crew
MOGADISHU, Somalia - Indian naval forces including special commandos seized a cargo vessel that had been hijacked by Somali pirates, rescuing 17 crew members, a spokesperson for the navy said on Saturday (16 March).
The navy said in a post on social media platform X that all 35 pirates aboard the ship, the Maltese-flagged bulk cargo vessel Ruen, had surrendered,...
Ciidanka Hindiya oo gacanta ku dhigay burcad badeeddii haysatay markabka Ruen
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka badda Hindiya ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa soo badbaadiyey 17 shaqaale ah oo saarnaa markabka MV Ruen oo muddo saddex bilood ah gacanta ugu jiray burcad baddeeda Soomaaliya, sida ay baahiyeen ciidaamadda badda ee Hindiya.
Howlgal qaatay in ka badan 40 saacood oo gacan ka hadal ah ayaa waxaa fuliyey Markabka dagaalka ee INSSubhadra oo...
Madaxweynaha maamulka Puntland oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isagoo ka duulaya barnaamijka wax-qabadka xukuumadda ee Hormarinta Wax-soo-saarka iyo kobcinta Dhaqaalaha, wuxuu xubnaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin u magacaabay Guddiga dardargelinta Ganacisga Puntland.
Magacyada Xubnaha Guddiga:
1. Wasiir. Maxamed Faarax Maxamuud Guddoomiye
2. Wasiir. Cumar Cabdisamad Yuusuf (Dhuux) Xubin
3. Wasiir. Shaakir Maxamed Guuleed Xubin
4. Wasiir. Axmed Shire Siciid Xubin
5. Mudane....
HirShabelle oo war cusub kasoo saartay dagaalkii cuslaa ee ka dhacay Beledweyn
JOWHAR (SMN) - Wasiirka Arrimaya Gudaha HirShabelle Cabdi Daahir Guure oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dagaalkaas ayaa waxa uu dhexmaray ciidamada maamulka HiSshabelle iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka isku magacaabay Hiiraan State, waxaana ka dhashay khasaare soo kala gaaray labada dhinac.
Wasiirka ayaa sheegay in mas'uuliyada dagaalkaasi...
Ciidamada Xoogga oo howlgal ku dilay saraakiil.ka tirsanaa Al-Shabaab
XARARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Macawiisleyda ay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyeen duleedka degmada Xarardheere ee gobolkaasi.
Howlgalkan oo si gaar ah uga dhacay deegaanka Dumaaye ayaa waxaa si gaar ah loogu beegsaday saraakiil iyo xubno ka tirsan Al-Shabaab oo marayay deegaankaasi, kuwaas oo ay waddada...
UAE setting up mercenary force to be deployed in Somalia and Yemen
ABU DHABI, UAE - A former French special forces officer wants to create a highly-trained mercenary force for the United Arab Emirates, comprising at least 3,000 foreigners.
The mercenary forces that will be created for the UAE will be in charge of the mission abroad, and the places that will be deployed include Somalia and Yemen, according to the Intelligence...
Hormuud Salaam Foundation Brings Aid to Central Prison, Disabled War Veterans, and 1,300+ Vulnerable Individuals
Mogadishu, Somalia, March 16, 2024 – As part of its ongoing 12th Annual Iftar Program, the Hormuud Salaam Foundation demonstrated its unwavering commitment today to community support and humanitarian service through several impactful initiatives in Mogadishu today.
The Foundation delivered an array of Eid clothes, along with five camels and a selection of drinks for iftar at the Central Prison,...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kormeeray xarumaha NISA iyo Booliska + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaas oo uu warbixinno ku saabsan amniga dalka kaga dhageystay Ku-simaha Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyeyaasha ciidanka Booliska iyo NISA.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray hey’adaha amniga in ay dardargeliyaan xaqiijinta...
Imaaraadka oo dhisanaya calooshood u shaqeystayaal uga howlgala Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Sarkaal sare oo hore oo ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee Faransiiska ayaa doonaya in uu u abuuro Imaaraatka Carabta askarta calooshood u shaqeystiyaal ah oo heersare u tababaran kuwaasoo ka kooban ugu yaraan 3,000 oo ajnabi ah.
Ciidamada calooshood u shaqeystiyaasha ee loo sameynayo Imaaraadka ayaa qaabilsanaan doono howlgalka Dibadda, iyadoo meelaha la geyn doono ay kamid...










