Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul wasaare Xamza oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi caalami ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cimillada Cagaaran (GCF), Mafalda Duarte.   Kulanka ayaa looga hadlay dhibaatooyinka isbeddelka cimilladu sababeen ee heysta dalkeena iyo sidii wax looga qaban lahaa, taasi oo Ra’iisul Wasaaruhu sheegay in loo baahan yahay ficil iyo...

Ethiopian troops control 60% of Somalia, says General Birhanu Jula

ADDIS ABABA - The commander of the Ethiopian Defense Forces, General Birhanu Jula, who gave an interview to the government TV, said that the Ethiopian military is in control of 60% of Somalia, and if they leave, the federal government cannot stay in Mogadishu.   He said that Ethiopian forces are the backbone of Somalia's security, and they are also protecting...

Itoobiya oo sheegtay in 60% ay ciidamadeeda gacanta ku hayaan dhulka Somalia

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Difaaca Itoobiya, General Birhanu Jula oo wareysi siiyay TV-ga dowlada ayaa sheegay in militeriga Itoobiya ay gacanta ku hayso 60% dhulka Soomaaliya, islamarkaana hadii ay kasoo baxaan aysan dowladda federaalka sii joogi karin magaalada Muqdisho.   Wuxuu sheegay in Ciidamada Itoobiya ay lafdhabar u yihiin amniga Soomaaliya, sidoo kalena ay ka difaacayaan Al-Shabaab inay la wareegto...

Daawo: Hub culus oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta degmada Dayniile kusoo bandhigay hub fara badan oo ay ku jiraan hoobiyeyaal.   Afhayeenka booliska Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in hubkan lagu soo qabtay howlgallo ka dhacay magaalada Muqdisho. Sidoo kale wuxuu farriin adag u diray shacabka ku dhaqan caasimada, isaga oo ka dalbaday inay kala shaqeeyaan nabad-gelyada. Halkan hoose ka daawo:- function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...

Sawirro: Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay saraakiil ka socota Ingiriiska

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dowladda Ingiriiska uqaabilsan Koonfur Galbeed lieutenant Colonel Richard iyo Saraakiil Ciidan oo ay Wehlinayeen.   Qaabilaada Madaxweyne Laftagareen oo ay ka qeybgaleen Taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Sareeye guuto Madeey Nuurkey Shekh iyo Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka Xooga Dalka Generaal Xasan Isaaq...

Somali PM inaugurates newly-built main road in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The prime minister has inaugurated a newly reconstructed road linking Xoosh to Ex-control Afgoye, traversing three districts in the Banadir region.   Somali PM Barre emphasized the vital connection between development and security, highlighting the road's significance in enhancing overall progress and stability in the capital. The instability caused by the lack of a central government in Somalia has...

Official, Witnesses: Explosives Likely Started Mogadishu Market Fire

MOGADISHU, Somalia - Explosives likely caused a huge fire that gutted a section of Mogadishu’s biggest market, Bakara, on Sunday, an official and witnesses in the Somali capital said.   The explosions, which started just before 5 a.m. local time, claimed the life of at least one person and destroyed several stores that sell electronics and an assortment of goods such...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xarigga ka jaray waddo muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Xoosh ilaa Ex Kontorool Afgooye, taas oo sii marta saddex degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay horumarka ay ku tallaabsatay caasimaddu in aan la xaqiijiyeen haddii aan amniga wax laga qaban, isaga...

Huge Blaze Sweeps Main Market in Somalia’s capital

MOGADISHU, Somalia - A devastating fire swept through Somalia’s main market in the capital, Mogadishu, witnesses and police said.   The traders tried to salvage their property at the Bakara market in the seaside city, while the security forces of the Somali government were trying to stop crowds from looting. The blaze began late Saturday night and spread rapidly to shops selling...

Faahfaahino kasoo baxaya dab xoogan oo saaka ka kacay suuqa Bakaaraha

MUQDISHO (SMN) – Dab xooggan ayaa saaka aroortii hore ka kacay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, ayada oo illaa hadda aan la garaneyn waxa sababay.   Dabka ayaa si gaar ah qabsady qaybta Cabdalle Shideeyaha ee suuqa, waxaana weli soconayo gurmad ay wadaan gaadiidka dab damiska oo ku howlinta daminta dabkaasi. Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay, hase-ahaatee olol...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...