Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Dowlad Goboleedka Galmudug,.

 

Waxaa lagu wadaa in uu kulamo kula duwan la qaato Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Madaxda Maamulka Magaalada Dhuusamareeb, Siyaasiyiin iyo xubno kale ayaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay wafdiga Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho.

— DHAMAAD —

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here