Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W ku xigeenka dalka?

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga xukuumadda ee shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada ee COP-28, oo ka qabsoomaya dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

 

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran ee ku aaddan shirka COP28 iyo sidii ay Soomaaliya shirkaas ula tagi lahayd qorshe cad oo wax looga qabanayo dhibaatada uu dalkeenna ku sababayo isbeddelka cimilladda adduunka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here