Sawirro: Wasiir Dubbe oo kulan xasaasi ah la qaatay Haya’addaha Amniga

0

Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo Cismaan Obokar Dubbe ayaa kulan la qaatay hay’adaha amniga kana dhagaystay warbixin ku saabsan maalmaha muhiimka u ah Qaranka ee xorriyaddaha,

kulankan  oo ka qabsoomay xarunta wasaaradda Warfaafinta ayaa looga hadlay hawlaha dardar gelinta maalmaha xoriyadda oo fooda inagu soo haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here