Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

@Shabelle

7830 POSTS 0 COMMENTS

WARAR KALE

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Sablaale

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo lagu bartilmaameedsaday goobo...

Ciidanka Danab oo Burburiyay Fariisimo ay Al-Shabaab Ku Lahaayeen Jubbada Hoose

Jubbada Hoose – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 162-aad, ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Lafa-gari, Xabala Afwaax iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Tacsi Uga Diray Dowladda Qatar Geerida Amiirkii Hore

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku tagay Safaaradda Dowladda...