Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Acting Foreign Minister arrives in Addis Ababa, Ethiopia

Addis Ababa – The Acting Foreign Minister and State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia, Ali Mohamed Omar, and the Minister of Foreign Affairs of Burundi, Ambassador Albert Shingiro, arrived at Bole International Airport this morning.   Meanwhile, the Comorian Minister of Foreign Affairs, Mohamed El-Amine Souef, the Cabo Verdean Minister of Foreign Affairs, Cooperation, and Regional Integration,...

Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay damaca Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka arrimaha dibedda Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa sheegay in damaca Itoobiya uu la mid yahay waddan heshiis la galay gobol dal kale ayna jirin cid ku garab istaageyso gardarrada ay waddo.   Wasiirka oo u warramayay warbaahinta dowladda ayaa intaa ku daray in dowladda...

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay wafdi ka socda DF Somalia + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Mudane Jaamac Taqal Cabaas oo uu qeyb ka yahay Wafdigiisa Madaxa Mashaariicda Hay'adda IOM ee Soomaaliya.   Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS iyo Wafdigiisa ayaa Madaxweyne Laftagareen la Wadaagay Socdaalkooda Magaalada Baydhabo inay Tahay sidii Wasaaradda Tamarta iyo...

Kenya cautious as Somalia makes inroads into EAC

NAIROBI, Kenya - The formal admission of Somalia into the East African Community has elicited mixed feelings in the region, with immediate neighbour Kenya seen to remain cautious about opening its borders.   Somalia was formally admitted to the EAC on November 24, after the Summit of the East African Community Heads of State at their 23rd Ordinary Meeting in Arusha,...

Libya condemns terrorist attack in Mogadishu

TRIPOLI, Libya - The Ministry of Foreign Affairs of the Government of National Unity has condemned the attack that targeted a training center in the Somali capital, Mogadishu, and resulted in the death of four officers.   In a statement on Monday, the Ministry called for intensifying efforts to support the people of Somalia, and to continue providing all forms of...

Somalia President offers condolences to UAE after officers killed in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh held a meeting with Ambassador Ahmed Juma Al-Rumaithi at the Embassy of the United Arab Emirates in Mogadishu.   They discussed ways and means to further enhance the longstanding bilateral relations between the two countries. President Hassan conveyed his condolences to the government of the UAE and the...

Faah-faahinta dab ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla Seybiyaano + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Dab xoog leh ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu xalay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla xaafadda Seybiyaano ee magaalada Muqdisho.   Dabkan ayaa saameeyay dhoor ganacsi oo halkaasi ku yiilay, isaga oo bur buriyay hantidii ku dhex jirtay. Gaadiidka gurmadka ee Dab-damiska oo goobta soo gaaray ayaa ku guulystay in ay damiyaan dabkan, ayna ka badbaadiyaan inuu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho, kadib toogashadii dhowaan ka dhacday xerada Janaraal Goordan, taas oo lagu dilay saraakiil u dhashay dalkaasi.   Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ah la qaatay Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Sidoo kale Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay ahmiyadda xiriirka soojireenka...

Wasiir Fiqi oo qaabilay xildhibaanada iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Awdal

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaanno iyo Senatorro ka tirsan barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wehliyaan siyaasiyiin iyo hoggaaomiyeyaal reer Awdal.   Kulanka ayaa looga hadlay sidii  hal meel looga soo wada jeedsan lahaa ka hortagga damacia gurracan ee Itoobiya ay ku doonayso qeyb ka mid ah dhulka...

Madaxweynaha JFS oo booqday qaar ka mid ah suuqyada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa xalay booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waqti la qaatay dad shacab ah oo ku sugnaa goobaha uu Madaxweynuhu kormeeray, kuwaasi oo wajiyadooodu laga dheehan karay farxad. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...