Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo AUSSOM oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanka Mubaarak
Muqdisho – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya ciidamada Uganda ee howlgalka African Union Support and Stabilization Mission in Somalia, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka Al-Shabaab kadib markii ay isku dayeen weerar ay ku qaadaan deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi lagu dilay in ka badan 40 dagaalyahan...
Nine dead, 45 missing after shipwreck off Djibouti, IOM says
At least nine people were killed, and 45 others remain missing, following a shipwreck off the coast of Djibouti, the International Organization for Migration (IOM), a United Nations migration agency, said on Thursday.
The Reuters Iran Briefing newsletter keeps you informed with the latest developments and analysis of the Iran war. Sign up here.
The incident occurred on the night of March 24...
Ugu yaraan 9 qof oo ku dhintay, 45 kalena la la’yahay kadib doon ku degtay xeebaha Jabuuti
JABUUTI - Ugu yaraan sagaal qof ayaa dhintay halka 45 kalena la la’yahay kadib markii doon ku degtay xeebaha dalka Jabuuti, sida ay sheegtay International Organization for Migration (IOM) Khamiistii shalay.
Shilka ayaa dhacay habeenkii 24-ka Maarso meel u dhow xeebta waqooyi ee Jabuuti, gaar ahaan agagaarka deegaanka Ombok, sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay hay’adda.
Doonta ayaa sidday ku...
Somali Intelligence Says Two Al-Shabaab Leaders Killed in Operations
MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, said Thursday it had killed two senior leaders of the militant group Al-Shabaab in separate operations in southern Somalia.
In a statement, NISA said one operation took place on March 19 between the town of Jilib in the Middle Juba region and the area of Kuunyo Barrow,...
Farmaajo Condemns Measures Against Former Somali Prison Chief
MOGADISHU — Former Somali president Mohamed Abdullahi Farmaajo on Thursday criticised what he described as unlawful actions taken against former Somali Custodial Corps commander Mahad Cabdiraxmaan Aadan, saying the move carried political motives.
In a statement, Farmaajo said security forces had been deployed around Aadan’s home in Mogadishu and that his freedom of movement had been restricted, which he labelled...
NISA oo howlgal lagu dilay horjoogeyaal ka tirsan Al-Shabaab ka fulisay Jilib iyo Shabeellaha Hoose
Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu dilay laba horjooge oo sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
Howlgalladan ayaa ka kala dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe iyo deegaanka Ugunji ee gobolka Shabelle hoose, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay NISA.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in howlgal dhacay...
Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka soo xulista xildhibaannada iyo doorashada guddoonka Baarlamaanka
Baydhabo – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha ee ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka soo xulista xildhibaannada cusub iyo qabashada doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulkaasi.
War-saxaafadeed ay soo saareen guddiga ayaa lagu sheegay in jadwalkan uu qeexayo habraaca iyo waqtiga la qabanayo doorashooyinka, si loo dhiso Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka.
Farmaajo oo ka hadlay xayiraadda lagu soo rogay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa si kulul uga hadlay xayiraadda iyo tallaabada lagu qaaday taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan.
War-saxaafadeed uu soo saaray ayuu Farmaajo ku sheegay in tallaabada lagu qaaday taliyaha ay tahay mid aan sharci ahayn oo leh ujeeddooyin siyaasadeed.
Farmaajo ayaa sheegay in ciidan la dul dhigay...
Uganda military chief says country would join war if Israel faces defeat
Uganda’s military chief said Wednesday that while the country wants the Middle East conflict to end, it would side with Israel if the country faced defeat.
“We want the war in the Middle East to end now. The world is tired of it. But any talk of destroying or defeating Israel will bring us into the war — on the...
Uganda: “Hadii Israa’iil la jebiyo, dagaalka ayaan soo galaynaa annagoo la jirna”
KAMPALA - Taliyaha Ciidamada Difaaca ee dalka Uganda, Jeneraal Muhoozi, ayaa sheegay in inkastoo dalkiisu uu doonayo in la soo afjaro colaadda Bariga Dhexe, haddana ay Uganda la safan doonto Israa'iil haddii ay soo wajahdo guuldarro.
Jeneraal Muhoozi, oo ah wiilka Madaxweyne Yoweri Museveni, ayaa sheegay inay dunidu ka daashay dagaalka, balse isku day kasta oo lagu doonayo in lagu...









