Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ethiopia-Somalia tensions threaten Horn of Africa stability – partners

NAIROBI, KENYA — The African Union, European Union, and United States called Thursday for an immediate cease-fire and constructive dialogue between warring factions in Sudan.   The groups also called for an end to tension between Somalia and Ethiopia over an agreement signed between Ethiopia and Somalia's breakaway region Somaliland. Representatives of the groups, who spoke in Kampala, Uganda, after the meeting of...

Dowladda Soomaaliya oo boggaadisay go’aanada kasoo baxay Ururka IGAD

KAMPALA (SMN) - Madaxda Urur-Goboleedka IGAD oo dhagaystay mowqifka adag ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeeyey mowqifkooda ku aaddan faro-gelinta Dowladda Itoobiya ee ka dhanka ah Madaxbannaanida iyo midnimada dalkeenna.   Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa bayaanka wadajirka ah ee Shir-madaxeedka IGAD oo lagu sheegay sida ay u ilaalinayaan madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka Soomaaliya, shacab iyo dhulba, heshiis kastana ay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay George Conway + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa la kulmay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Iskuduwaha Gargaarka Bini’aadanimada George Conway.   Labada dhinac ayaa kawada hadlay in ay yeeshaan is kaashi buuxa Hay’adda SoDMA iyo hay’addaha UNKA si gaar ah kuwa uga shaqeeya Arrimaha bini’aadanimada, Dhibaatadii ka...

DF Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 22 qodob

MUQDISHO (SMN) -Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 18-ka January, 2024.   1-Urur Goboleedka IGAD oo Shir Madaxeedkii 42-aad ku qabtey magaalada Kampala ayaa si adag u taageeray qaranimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Somalia, isla markaana wax kama jiraan ka soo qaadey heshiiska sharci darrada ah oo ay Ethiopia la gashey maamulka Hargeysa ee waqooyiga Somalia. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Akhriso: Qodobada ugu waa weyn ee war murtiyeedka shirka IGAD

1. Ururka waxa uu aad uga walaacsannahay is-bedellada cusub ee ku yimid xiriirka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   2. IGAD waxa ay si adag u xaqiijineysa mabda’ lama dhaafaanka ee ilaalinta iyo dhowrista madaxbannaanida, wadajirka iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya; iyo in macaamil kasta uu ilaaliyo mabaadii'da asaasiga ah ee kor ku...

Somalia applauds Arab League support for its sovereignty protection

MOGADISHU, Somalia - During their weekly meeting, the Somali Cabinet applauded the League of Arab States (LAS) resolute backing of Somalia's security, stability, unity, sovereignty, and territorial integrity.   The Arab League's emergency meeting which was convened upon the request of Somalia, served as the appropriate opportunity for the Arab League to adamantly denounce any acts that undermine or infringe upon...

WFP plane skids off runway and crashes into pieces in Somalia

ELBERDER, Somalia - At least one person was killed and another wounded after a plane crash in southwest Somalia on Thursday morning, authorities said.   It was a terrifying moment as a WFP plane veered off a runway and broke into pieces at El-Berde town in Somalia has been caught on camera. Three crew members survived, according to an official in the town. The...

Dowladda Soomaaliya oo hawada ka celisay diyaarad labaad + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in maanta diyaarad labaad ay ka celisay hawada dalkeenna, taas oo ku socotay dhanka Hargeysa.   Diyaaradda oo ahayd xamuul ayaa waxa ay sheegtay in laga leeyahay dalka Thainland, ayna isku dayeysay inay u kala duusho magaalooyinka Sharjah iyo Hargaysa. Sababta ayaa waxaa hay'addu ay ku sheegtay in idiyaaraddu ay sheegi weysay macluumaadkaa...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan caadiga ahayn ee Ururka Jaamacadda Carabta, kaasi oo ku saabsanaa taageerada madaxbannaanida, gobonimada iyo midnimada Soomaaliya.   Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu meel-mariyey Siyaasadda Qaran ee Bad-qabka iyo Caafimaadka...

Faahfaahino kasoo baxaya diyaarad ku dhacday garoonka Ceel-barde

CEEL-BARDE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha degmada Ceel-barde ee gobolka Baay, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.   Shilka ayaa yimid, kadib markii diyaarad ka baxday Muqdisho ay ku dhacday garoonka, taas oo dhex gashay guryo ka agdhowaa garoonka. Wararka ayaa sheegaya in diyaaradda ay siday gargaar loo...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...