Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: No room for mediation unless Ethiopia retracts illegal sea MOU

MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia has set a condition for the mediation of talks with Ethiopia as AU and IGAD are trying to defuse the current brewing tension.   Somalia said it is Grateful for the African Union Peace and Security Council's affirmation of AU member states' sovereignty after Ethiopia signed an illegal MOU with the northern region (Somaliland), in...

Dowladda Soomaaliya oo diiday in ay wada-hadal la gasho Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika uu ku muujiyey sida uusan goluhu marnaba u ogoleyn in lagu xad gudbo Madaxbanaanida Dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.   War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda JFS ayaa lagu yiri” Waxaan uga mahadcelinayaa Golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika xaqiijinta ku aaddan madaxbannaanida...

Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tegay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku tagay magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.   William Burns ayaa sidoo kale la kulmay Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Mahad Salaad. Ilo-wareedyo ku dhow dhow Madaxweynaha Soomaaliya ayaa VOA u xaqiijiyey socdaalka Burns ee Muqdisho, waxayna sheegeen...

Dowladda Qatar oo si adag uga hor timid damaca gurracan ee Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Qatar oo ka qeyb gashay shirka Golaha Jaamacadda Carabta ee heer wasiir, kalfadhigii aan caadiga ahayn ee shalay qabsoomay laguna lagu taageerayay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si looga hortago damaca gurracan ee Itoobiya kaas oo ka dhan ah madax banaanida iyo Midnimada dhulkeeda ee Dowladda Soomaaliya.   Dowladda Qatar ayaa waxaa kulanka uga qeyb galay Wasiiru dowlaha Arrimaha...

African Union Urges Restraint Over Ethiopia-Somaliland Deal

ADDIS ABABA, ETHIOPIA — The African Union's conflict resolution body met on Wednesday amid escalating tensions between Ethiopia and Somalia over a coastline deal and called for "restraint" between the parties.   Landlocked Ethiopia signed a surprise maritime accord with Somalia's breakaway region of Somaliland on January 1, in a move Mogadishu has rejected as violating international law. The AU's Peace and Security...

Qatar Participates in Arab Ministerial Meeting to Support Somalia

DOHA - The State of Qatar participated in the meeting of the Arab League Council at the ministerial level in the extraordinary session held virtually on Wednesday to support the Federal Republic of Somalia in confronting the attack on its sovereignty and territorial integrity.   The State of Qatar was represented in the meeting by HE Minister of State for Foreign...

Arab League chief slams Ethiopia-Somaliland maritime accord

CAIRO - Arab League Chief Ahmed Aboul Gheit on Wednesday condemned a maritime accord between Ethiopia and the separatist region of Somaliland, describing it as "a clear violation of international law".   Under a memorandum of understanding (MoU) signed on January 1, Somaliland agreed to lease 20 kilometres (12 miles) of its coast for 50 years to land-locked Ethiopia, which indicated...

Midowga Afrika oo war xasaasi ah kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

ADDIS ABABA (SMN) - Golaha Amniga iyo Nabadgalyada ee Midowga Afrika ayaa muujiyay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta Madaxbanaanida dhuleed iyo Bulsho ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya,xilli ay Ethiopia wali isku dayayso damaceeda waalida ah ee ku xadgudubka Soomaaliya.   Golaha ayaa hoosta ka xariiqay waajibnimada ilaalinta Xeerka Midowga Afrika oo meesha ka saaraya in aan lagu xadgudbikarin Madaxbanaanida iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galaya shirka IGAD ee ka dhacaya Uganda

KAMPALA (SMN) - Magaalada Kampala ee xarunta waddanka Uganda waxaa saaka oo Khamiis ah ka furmaya shir-madaxeedka 42-aad oo ah mid aan caadiga ahayn, kaas oo ay iskugu imaanayaan madaxda dalalka IGAD, waxaana shirkan looga wadahadalayaa colaadda Sudan iyo xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Jabuuti dhowaan.   Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi...

Akhriso: Fahad Yaasiin oo ku baaqay in xiriirka loo jaro dowladda Itoobiya

Mudane Madaxweyne, Aqoonta aan kuu leeyahay, waxaan si buuxda u oran karaa inuu dhab kaa yahay dareenkaada iyo khudbadaha kala duwan ee aad jeedisay. Waxaan hubaa, inay run kaa tahay caadifaadaas. Marqaati ayaan u ahay, muddo xilaadkaadii koowaad in damac kasta laguu sheegay si aad tanaasul uga sameeyso qodobo taabanayey dhulka iyo badda Soomaaliya, maantana kalsooni taas lamid ah baan...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...