AMISOM distances itself from AWJ allegations of Guriel conflict
MOGADISHU - The leadership of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) has noted with deep concern, allegations that our forces were involved and extended support to the Somali Security Forces (SSF) in the fight that broke out between them and Ahlu Sunna Walja’ama.
These allegations are false, toxic and malicious, deliberately intended to cause disaffection between AMISOM and...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo booqday xerada ciidanka ee Balli-doogle
BAYDHABO (SMN) -Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa manta gaaray Xerada Ciidanka Cirka Soomaaliya ee Balli-doogle ee Gobolka Shabeelaha hoose.
Lafta gareen iyo wafdigiisa ayaa kormeer iyo Indha-indheyn ku sameeyay qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay xerada Balli-doogle, iyagoo sidoo kale u kuur galay sida ay u socdaan howlaha...
AMISOM oo beenisay in ciidamadeeda ay ka qeyb-qaateen dagaalkii Guriceel
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada AMISOM ayaa waxaa looga hadlay eedeyntii ay Ahlu Sunna u jeedisay ee aheyd in ciidamada Midowga Afrika ay ka qeyb-qaateen dagaalladii ka dhacay degmada Guriceen ee xarunta gobolka Galgaduud.
AMISOM ayaa gaashaanka u daruurtay eedeynta Ahlu Sunna, waxaana ay waxba kama jiraan ku tilmaamtay wararka sheegaya in ciidamadeeda ay ka qeyb galeen...
Somalia: Seven more bodies found in Guriel town
MOGADISHU, Somalia – At least seven more bullet-riddled bodies were recovered following a three-day battle between Somali army and Ahlu Sunna group in Guriel town, some 445km north of the capital Mogadishu.
In an interview with Shabelle Media, a local resident, who asked to be anonymous, said he had seen bodies of seven people, including a woman near the town’s...
Wasiir Dhabancad oo Garoowe kula kulmay wafdi ka socday hay’adda IFES
GAROOWE (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa Xafiiskiisa Garoowe kulan gaar ah kula qaatay wafdi ka socday hay’adda IFES oo ka shaqaysa arrimaha doorashooyinka.
Wasiir Dhabancad iyo xubnaha ka socday hay’adda IFES ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya gaar ahaan Puntland iyo sidii hay,adda IFES gacan uga geysan lahayd wajiga labaad...
MW Farmaajo oo Xeer kasoo saaray ku takri-falka iyo musuqmaasuqa dhulalka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya in lagu takri-falo hantida dadweynaha, si musuq maasuq ahna loola wareego; Madaxweynaha oo tixraacaya dikreetada uu soo saaray 18-kii Jan, 2018-kii ee la xiriirtay ilaalinta dhulka dan-guud;
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka duulaya xogta ku saabsan in dhulalka dan guud ah sida dhulka Ciidanka Asluubta ee Ex...
UN ‘alarmed’ as Somalia fighting displaces 100,000
NAIROBI (SMN) – The United Nations (UN) warned yesterday of severe humanitarian problems in central Somalia after 100,000 people were displaced by fighting between pro-government forces and Sufi militants.
Fighters loyal to Ahlu Sunna Wal Jamaa (ASWJ) occupied the strategic town of Guricel earlier this month, before being driven out last week by national forces and paramilitaries in operations that...
Somalia militia agrees to ceasefire in central region
MOGADISHU - Somalia militia, Ahlu Sunna Wal Jamaa (ASWJ), has agreed to a ceasefire following talks brokered by the local business community, ending days of bloodshed in Galmudug federal state.
Regional state President Abdi Karie Qoorqoor told the media on Tuesday night that the group, seen as moderate and who had been government allies, agreed to leave Gur-el town following night-long talks.
“They...