Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha JFS oo madaxtooyada ku qaabilay ganacsato Turki ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay ganacsato iyo madaxda Bankiga Ziraat oo maalgashi ku sameynaya dalkeenna.   Madaxweynaha ayaa ka hadlay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya iyo qorsheyaasha ay dowladdu ku dhiirri-gelinayso, waxa uuna tilmaamay in dowladda iyo shacabka Turkigu ay safka hore kaga jiraan saaxiibbada iyo walaalaha ay ku...

New UN envoy Kicks off her first visit to Somali Federal States

Jowhar – Kicking off her initial round of meetings with the leaders of Somalia’s Federal Member States, the new top United Nations official in the country visited Hirshabelle today to discuss a range of issues with its leadership and reaffirm the world body’s support.   “It is with great pleasure that I make my first trip outside of Mogadishu here to Hirshabelle...

Madaxweyne HirShabelle oo la kulmay ergeyga cusub ee QM + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ku qaabilay Ergayga cusub ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing iyo ku xigeenkeeda cusub, ahna u qeybsanaha iyo isku-duwaha howlaha bini'aadanimo ee Soomaaliya Md. George Conway.   Madaxweynaha iyo Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...

Maxaa ka soo baxay shirka golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Hannaanka uu Goluhu meel mariyey ayaa koo kooban saddex qodob oo kala ah; Qod.1aad Dhaqangelinta Heshiiska Golaha Wadatashiga Qaranka 1. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay go’aamisay dhammeystirka iyo dhaqangelinta Hannaanka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka...

SSC-Khaatumo oo soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay Golaha Ammaanka

LAASCAANOOD (SMN) - Hoggaanka sare ee SSC-Khaartumo ayaa soo dhaweeyay go'aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee QM oo dalbaday in ciidamada Somaliland ay isaga baxaan aagga Laascaanood, si dagaalka looga joojiyo, shacabkana loogu gurmado.   Warsaxaafadeed ka soo baxay SSC ayaa waxaa lagu sheegay inay soo dhaweynayaan go'aanka Qaramada Midoobay ee ku aadan bixitaanka ciidamada Somaliland. Sidoo lale waxa ay SSC shaacisay...

Sawirro: Hay’ada Socdaalka oo xarun cusub ka furatay Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Agaasimaha hey’adda Socdaalka iyo Jinsoyadda Soomaaliya ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday magaalada Kismaayo waxay maanta xarigga uga jareen xarun cusub oo Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda ay ka dhisatay Kismaayo.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyada xaruntaan cusub ay u leedahay shacabka reer Jubaland, isagoo sheegay in baahi weyn loo qabay,...

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray gargaar loogu talagalay reer Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN)  - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maamulka Hirshabelle Cabdifitaax Maxamed Yuusuf iyo Saraakiil katirsan SoDMA ayaa maanta Booqday Baqaarada ay ku jiraan Raashin hay'adda ugu talagashay shacabkii Sameenta ka soo gaartay Fatahaada wabiga Shabelle ka sameeyey gudaha Baladweyn. Raashinkaan oo...

Somalia, Saudi Arabia discuss military, defence cooperation

RIYADH, Saudi Arabia - Abdulkadir Mohamed Nur, the defense minister of Somalia is on an official visit to the Kingdom of Saudi Arabia as bilateral relations warm up.   The Somali minister held a fruitful meeting with His Excellency the Minister of Defense of Saudi Arabia, Khalid Bin Salman in Riyadh, the Gulf nation's capital on Wednesday. During the talks, both ministers...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax lala beegsaday ciidamada Kenya

MANDHEERA (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Kenya lagula beegsaday agagaarja magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.   Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in kolonyo ay wateen ciidamadan loo dhigay, xilli ay ku socdaalayeen duleedka magaaladaasi. Saraakiisha ammaanka Kenya ayaa xaqiijiyay in qaraxa la dhigay waddada dhinaceeda,...

Ethiopia says it foiled al-Shabab attack near border with Somalia

ADDIS ABABA - Ethiopia says it foiled a suicide attack by the armed group al-Shabab at a border town with Somalia.   The Ethiopian army “stopped the attackers in their tracks before they could wreak havoc” in the Ethiopia-Somalia border town of Dollo, the foreign ministry said in a Twitter post on Wednesday. “The Ethiopian National Defense Forces neutralised suicide bombers...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...