Iran oo ku baaqday isbahaysi amni oo cusub oo Bariga Dhexe ah
Tehran- Iran ayaa ku baaqday in dalalka Bariga Dhexe ay sameystaan isbahaysi cusub oo amni iyo militari, kaas oo ka madax bannaan Mareykanka iyo Israel, iyadoo ay sii kordhayaan xiisadaha iyo colaadaha ka jira gobolka.
Afhayeenka xarunta militari ee Iran, Ebrahim Zolfaghari, ayaa sheegay in la gaaray waqtigii dalalka gobolka ay qaadi lahaayeen mas’uuliyadda amnigooda, halkii ay ku tiirsanaan lahaayeen...
Xisbiga Himilo Qaran oo cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed
Muqdisho - Xisbiga Himilo Qaran ayaa si adag u cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed oo loo gaystay taliyihii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan.
Warsaxaafadeed kasoo baxay xisbiga ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi ay tahay mid ka hor imaanaysa sharciga iyo nidaamka cadaaladda dalka.
Somali cabinet fires prisons chief amid political fall-out with Southwest state
MOGADISHU — The cabinet of Somalia met for its weekly session on Wednesday, discussing the country’s overall situation with a focus on security and efforts to intensify operations against Al-Shabaab.
The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, heard a briefing from the Ministry of Defense on gains made during “Operation Beder,” carried out during the Muslim holy month...
Somali defence minister hails decade-long security reform programme
MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi on Wednesday attended the closing ceremony of the National Security Architecture Strengthening Programme, highlighting its impact on the country’s security sector over the past decade.
Speaking at the event in Mogadishu, Fiqi said the initiative had played a key role in establishing Somalia’s national security framework, helping to unify security policies, strengthen...
Somalia cabinet reviews security operations, approves agreements and prison chief appointment
MOGADISHU — The cabinet of Somalia met for its weekly session on Wednesday, reviewing the country’s security situation and ongoing military operations against extremist groups, while approving a health agreement and endorsing the appointment of a new prisons chief.
The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, received a briefing from the Ministry of Defense on recent gains made...
Golaha Wasiirrada oo xilka ka qaaday Taliyihii Ciidanka Asluubta
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyagoo ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dardargelinta dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Wasaaradda Difaaca looga dhageystay warbixin ku saabsan guulaha laga gaaray howlgalka “Beder” ee la fuliyay bishii...
Xoghayihii Guud ee Xisbiga JSP oo is casilay
Muqdisho – Xoghayihii Guud ee Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbiga, isagoo shaaciyay khilaaf siyaasadeed oo soo jiitamayay.
War-saxaafadeed uu soo saaray ayuu ku sheegay in is-casilaaddiisu timid kadib kala aragti duwanaansho qotodheer oo kala dhaxeeyay Guddoomiyaha xisbiga, ahna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay horumarka Qaabdhismeedka Amniga Qaranka
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo bandhigay horumarka iyo saameynta uu mashruucu ku yeeshay dhismaha iyo horumarinta hannaanka amniga dalka.
Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in mashruucan uu tobankii sano ee la soo dhaafay door muhiim ah ka qaatay yagleelidda Qaabdhismeedka Amniga...
Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay go’aanno cusub oo la xiriira doorashooyinka
Baydhabo – Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay go’aanno cusub oo la xiriira hannaanka doorashooyinka, gaar ahaan doorashada madaxtinimada maamulkaasi.
Maamulka ayaa sheegay in saaxadda siyaasadeed ee doorashooyinka ay tahay mid u furan cid walba oo danaynaysa inay tartanto, isagoo sidoo kale ballan qaaday in la ilaalin doono amniga musharixiinta iyo dhammaan dhinacyada ka qayb galaya tartanka.
Afhayeenka Madaxtooyada...
Gudiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo kulan la yeeshay Odeyaasha Dhaqanka
Baydhabo – Gudiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan wada-tashi ah la yeeshay Odeyaasha Dhaqanka, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha doorashooyinka ee maamulkaasi.
Kulankan ayaa si qoto dheer loogu falanqeeyay doorka muhiimka ah ee odeyaasha dhaqanka ay ku leeyihiin hirgelinta doorashooyin hufan, wacyigelinta bulshada, iyo dhiirrigelinta ka qaybgalka dadweynaha.
Sidoo kale, waxaa...











