Uganda: “Hadii Israa’iil la jebiyo, dagaalka ayaan soo galaynaa annagoo la jirna”
KAMPALA - Taliyaha Ciidamada Difaaca ee dalka Uganda, Jeneraal Muhoozi, ayaa sheegay in inkastoo dalkiisu uu doonayo in la soo afjaro colaadda Bariga Dhexe, haddana ay Uganda la safan doonto Israa'iil haddii ay soo wajahdo guuldarro.
Jeneraal Muhoozi, oo ah wiilka Madaxweyne Yoweri Museveni, ayaa sheegay inay dunidu ka daashay dagaalka, balse isku day kasta oo lagu doonayo in lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xilalka ka Qaaday Wasiiro ka tirsanaa Xukuumada
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ismaaciil Shire Jaamac. Iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Asad Cabdirisaaq Maxamed.
Go’aankan ayaa yimid kadib markii uu Ra’iisul Wasaaruhu cuskaday qodobada 120-aad iyo kan 117-aad, ee dastuurka JFS iyo xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada, isla markaana la tixgaliyay...
Somalia PM Dismisses Two State Ministers in Cabinet Reshuffle
MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, has dismissed two state ministers in a move aimed at strengthening the performance of government ministries, according to an official statement.
The decision removed State Minister for Petroleum and Minerals, Ismail Shire Jama, and State Minister for Agriculture and Irrigation, Asad Abdirisaq Mohamed, from their posts.
The statement said the prime minister based...
Somalia Justice Minister, Newly Appointed Prisons Chief Meet Political Prisoner Gen Mahad
MOGADISHU — Somalia’s Minister of Justice, Hassan Moalim, and the newly appointed Prisons Commandant, Gen. Hamud, visited the home of Gen. Mahad Abdirahman amid reports of troop deployment at his residence in Mogadishu following his dismissal.
Government officials discussed the upcoming handover of the Prisons Command with General Mahad, sources told Shabelle Media.
The Sources close to Gen. Mahad said the...
Masar oo riixeysa wada-xaajood si loo joojiyo xiisadda Iran iyo Maraykanka
Cairo - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Egypt, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in dalkiisa uu sii xoojinayo dadaallada dhexdhexaadinta ee u dhexeeya Iran iyo Mareykanka, isaga oo kaashanaya Pakistan iyo Turkey.
Isagoo shir jaraa’id ku qabtay Cairo, ayuu Abdelatty ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dagaalka lagu soo afjaro hab wadaxaajood oo ku dhisan “guul-guul,” halkii uu ka ahaan lahaa mid...
Kenya Security Forces Kill Two Suspected al-Shabab Militants Near Somalia Border
MANDERA, Kenya — Kenyan security forces killed two suspected al-Shabab militants and injured four others during a targeted operation near the Somalia border, police said Tuesday.
The Counter Terrorism Policing Unit said officers from the elite Special Operations Group (SOG) conducted an intelligence-led operation on the outskirts of Sarira in Mandera County ahead of last week’s Eid al-Fitr celebrations.
According to...
Mas’uuliyiin tirsan dowlada oo booqday Taliyihii hore ee Asluubta
Muqdisho - Wasiirka Cadaaladda Xasan Macalin iyo Taliyaha loosoo magacaabay Taliska Asluubta Gen Xaamud ayaa goordhow gurigiisa ku booqday Taliyaha Xabsi guriga ah Gen Mahad Shubka iyagoo sida ay Shabelle xog ku heshay kala soo hadlay sidii uu xilka ku wareejin lahaa isagoo maxbuus Siyaasadeed ah.
Xubno ka tirsan Qoyska Taliyaha ayaa sheegay in xil wareejinta Taliska Asluubta lagu balamay...
Kenya oo Dishay Laba Ka Tirsan al-Shabab Weerar Ka Dhacay Xadka Soomaaliya
NAIROBI - Ciidamada ammaanka ee Kenya ayaa dilay laba qof oo looga shakiyay inay ka tirsanaayeen kooxda al-Shabab, halka ay dhaawaceen tiro kale oo ka mid ah, kadib howlgal ka dhacay meel u dhow xadka ay la wadaagto Somalia, sida ay booliisku sheegeen Talaadadii.
Cutubka La-dagaallanka Argagixisada ee booliiska Kenya ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan kooxda gaarka ah ee...
Iran oo ku baaqday isbahaysi amni oo cusub oo Bariga Dhexe ah
Tehran- Iran ayaa ku baaqday in dalalka Bariga Dhexe ay sameystaan isbahaysi cusub oo amni iyo militari, kaas oo ka madax bannaan Mareykanka iyo Israel, iyadoo ay sii kordhayaan xiisadaha iyo colaadaha ka jira gobolka.
Afhayeenka xarunta militari ee Iran, Ebrahim Zolfaghari, ayaa sheegay in la gaaray waqtigii dalalka gobolka ay qaadi lahaayeen mas’uuliyadda amnigooda, halkii ay ku tiirsanaan lahaayeen...
Xisbiga Himilo Qaran oo cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed
Muqdisho - Xisbiga Himilo Qaran ayaa si adag u cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed oo loo gaystay taliyihii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan.
Warsaxaafadeed kasoo baxay xisbiga ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi ay tahay mid ka hor imaanaysa sharciga iyo nidaamka cadaaladda dalka.










