Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somaliland: FGS does not have the power to block sea deal with Ethiopia

HARGEISA, Somalia - The government of Somaliland said that the sea access agreement with Ethiopia will go ahead as planned amid opposition by the federal government of Somalia.   The Minister of Foreign Affairs of Somaliland, Dr Isse Kayd Mohamud, who spoke to the media, said that the federal government does not have the power to block the agreement, whatever step it...

Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee Golaha Shacabka Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta waxaa uu shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulanka 9-aad ee Golaha Shacabka BJFS.   Kulanka oo ajandihiisu ahaa akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka dib u eegista sharciga la-dagaalanka burcad badeeda iyo ka hortaga afduubka ee Shrciga Lr.36, 30 April 1975...

Ukraine oo 4 muwaadiniinteeda kamid ah ay u gacan galeen Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ukraine ayaa sheegtay in afar qof oo u dhashay Ukrain ay la socdeen diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo u kireysneyd Qaramada Midoobay oo todobaadkan u gacan gashay Al-Shabaab, kadib markii ay ku dhacday bartamaha Soomaaliya.   Diyaarada Helicopter-ka ah oo ay saarnaayeen sagaal qof ayaa ku guda jirtay daad gureyn caafimaad, kadib markii...

Daawo: Xildhibaano cambaareeyay falkii lagu beegsaday ciyaartoyda K/Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed oo maanta Muqdisho kula hadlay Wariyeyaasha ayaa si xoogan u cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday ciyaariyahanada xulka Koonfur Galbeed ee ka qayb-galayay tartanka maamul goboleedyada.   Xildhibaanadan ayaa dalbaday in baaris dhab ah lagu sameeyo falkaas oo ay dhaawacyo kasoo gaareen qaar kamid ah ciyaariyahanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Sidoo kale waxa ay...

Four Ukrainians on UN Helicopter Seized by Militants in Somalia

NAIROBI, KENYA — Four Ukrainians were on a United Nations helicopter seized by al-Shabab militants in central Somalia this week, Ukraine's foreign ministry said on Friday.   The U.N.-contracted chopper with nine aboard was conducting a medical evacuation when a technical problem forced it to land near Hindhere village, an area controlled by the Islamist group. "Our citizens were members of the...

Two U.S. Navy sailors missing off coast of Somalia

WASHINGTON - Two US Navy sailors were reported missing while conducting operations Thursday off the coast of Somalia, according to US Central Command.   Search and rescue operations are ongoing to locate the sailors, Central Command said in a Friday statement. The brief statement gave no additional information about what the sailors had been doing when they went missing other than to...

US welcomes IGAD summit to discuss on Somalia-Ethiopia tension

WASHINGTON - The US has welcomed the IGAD summit that will take place on the 18th of January in Uganda, where the tension between Ethiopia and Somalia will be discussed.   "We welcome the IGAD summit on January 18 to discuss the tensions between Somalia and Ethiopia and the situation in Sudan," said a statement issued by the US assistant secretary...

Askar ka tirsan ciidamada Mareykanka oo lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Labo askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya oo ay ka sameeyeen howgal gaar ah Khamiista.   Taliska Dhexr ee Ciidanka Mareykanka ayaa sheegay inuu socdo hawlgal baadigoob iyo samatabbixin ah oo lagu soo badbaadinayo labada askari. Bayaanka Taliska Dhexe laguma sheegin macluumaad dheeri ah oo ku saabsan nooca howlgalka ay ciidanka ku jireen...

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo hakisay tartanka maamullada dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeeda ayaa ku dhawaaqay in muddo seddex cisho ah la hakiyey tartanka Kubadda Cagta Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.   Wasaaradda ayaa sheegtay in ciyaarta u horreyso la ciyaari doono 16-ka bishan oo ku beegan maalinta Talaadada ah ee soo socota, sida lagu sheegay qoraalka. Go'aankan ayaa waxa uu kusoo...

Ciidamada ammaanka oo soo qabtay nin xaaskiisa ku dilay degmada Jalalaqsi

JALALAQSI (SMN) - Ciidamada ammaanka ee degmada Jalalaqsi oo howlgal ka sameeyay gudaha degmadaas ayaa gacanta kusoo dhigay nin loo haysto inuu dilay xaaskiisa.   Falkan argagaxa leh ayaa ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kadib markii la sheegay in ninkaasi oo dhalinyaro ah uu si arxan darro ah u dilay xaaskiisa. Allaha u naxariistee marxuumadda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray...

WARAR KALE

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ansixiyey Hannaan Doorasho Cusub

MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona...

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...