Wasiir Jamaal oo la kulmay wasiirka qorsheynta ee HirShabelle

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan Agaasimaha Xalka Waara Marwo Zahra Cabdi Maxamed, Madaxa xariirka deeq-bixayaasha Soomaaliya Mudane Asad Yusuf ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Wasiirka Qorsheynta Hirshabeelle iyo Madaxa Hay’adda NIS- Somalia, kaasoo looga hadlay mashruuca yaraynta fatahaadaha degaanada Hirshabeele iyo sidii wax looga qaban lahaa. Wasiir Jamaal ayaa ku...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha dagaalkii ka dhacay Guriceel

GURICEEL (SMN) - Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 40 ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal magaalda Guriceel saakay ka qarxay oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo ciidamada Ururka Ahlu Sunna Waljameeca. Saraakiil la hadashay VOA ayaa sheegay in dhimashadu ay u badan tahay askarta dhinacyaddii dagaalamay. Wasiirka...

Ahlu Sunna oo markale dagaal rogaal celis ah ku qaaday Guriceel

GURICEEL (SMN) - Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in galabta ay mar kale dib ay u soo rogaal celiyeen xoogagga Ahlu-sunna islamarkana uu dagaal culus ka dhacay. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Guriceel ayaa sheegay in ay Ahlu-suna dib u qabsadeen gobihii dagaalkii saaka looga qabsaday. Ciidamada Ahlusunna ayaa la sheegay in imika qeyb ka mid ah magaalada ay joogaan,...

Somali forces clash with Ahlu Sunna to recapture Guri’el

MOGADISHU, Somalia -  Somali National Army (SNA) and Galmudug regional forces retook Guriel town in central Somalia from a paramilitary group Saturday following a fierce gunfight, army officials said. SNA officers told Radio Mogadishu that the allied forces have concluded the security operations in the town after flushing out Ahlu Sunna Waljama'a (ASWJ), a moderate Islamic group based in the...

Three al-Shabab fighters killed in southern Somalia

MOGADISHU - The Somali National Army (SNA) said its special forces (Danab) in cooperation with the regional Jubaland security forces killed three al-Shabab fighters in an operation in the southern region Saturday. The SNA said the joint security operation against the al-Qaida-allied terror group was carried out in several villages in the Lower Jubba region. “Three al-Shabab militants were killed...

R/W Rooble oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Sacuudiga ee Kenya

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga ee Kenya Mudane Khaalid Cabdalla Alsalmaan oo dalka soo gaarsiiyay deeq macaawino ah oo ka timid Xarunta  Gargaarka Boqor Salmaan. Rooble ayaa Dowladda Sacuudiga iyo Boqor Salmaan uga mahadceliyay taageeradooda joogtada ah ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Ambasidor James Swan oo ay wehliyaan Diblomaasiyiin kale. Kulanka Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen iyo Ambasidor James Swan oo ahaa mid saacado qaatay waxa ay uga wada hadleen Arimaha Doorashayoonka,Xaqiijinta Amniga goobaha doorashada lagu qabanaayo...

WARAR KALE

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo Guddoomiyay Kulan muhiim ah

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta guddoomiyay kulanka joogtada ah ee guddiga howleedka farsamo ee xiriirka arrimaha...

Somali Minister Calls on Youth to Accept Presidential Amnesty for Leaving Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - Somalia's State Minister of Religious Affairs, Abukar Sheikh, urged young Somalis who have joined Al-Shabaab to accept the amnesty offered by...