Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Raggii Dhaqtarka iyo Macallinka ku dilay gobolka Galgaduud oo lasoo qabtay

GURICEEL (SMN) - Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa maanta gacanta kusoo dhigay afar eedeysane oo loo haysto dil maalin kahor ka dhacay deegaanka Ilix oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb, kaas oo loo gaystay Dhaqtar iyo Macallin walaalo ahaa.   Labada marxuum oo loo dilay aano qabiil ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Dhaqtar Axmed Xasan Cismaan iyo walaalkiis ka yar Macallin Liibaan...

Muxuu yahay ujeedka shirka uu guddoomiyey R/W Xamza? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu uu hormuud u noqdo isbeddelka iyo hannaanka dowladnimada casriga ah, si meesha looga saaro caqabadaha ku horgudban horumarinta adeegyada dowladda iyo isbeddel horumar oo waara.   Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay hoggaanka Tiirarka Xukuumadda ayaa ku booriyey in xubnihii hey’adaha dowladda ee...

Turkiga oo war cusub kasoo saaray kiiska wiilka madaxweyne Xasan Sheekh

ISTANBUL (SMN) - Turkiga ayaa sharaxaad ka doonaya Soomaaliya kadib markii wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dhoofay dalka kadib shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay gaari diblumaasiyadeed sida uu sheegay sarkaal ka tirsan dowladda Turkiga.   Wiilkan oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa 30-kii bishii November kaxeynayay gaari ay leedahay...

Turkey queries Somalia over role of president’s son in fatal accident

ISTANBUL - Turkey is seeking an explanation from Somalia after the son of its president, Hassan Sheikh Mahmoud, left the country following a fatal traffic accident involving his use of a diplomatic car, according to a Turkish official. The son, Mohamed Hassan Sheikh Mahmoud, was driving a vehicle belonging to the Somali consulate on Nov. 30, when he hit a...

Somali President arrives in New York for Crucial Security Conference

NEW YORK - Somali President Hassan Sheikh Mohamud and his delegation arrived in New York City on Monday, December 11, 2023. This visit is a move aimed at strengthening support and collaboration.   The President’s main focus during his time in New York is to participate in the anticipated Somalia Security Conference, scheduled for Tuesday, December 13. The primary objective of this...

Somalia expected to receive major debt relief this week

MOGADISHU, Somalia - Somalia is expected to get major debt relief this week, slashing its debt-to-GDP ratio to less than 6% in a historic move that would allow it to rejoin the international financial system after roughly 30 years.   The war-scarred East African country is set for relief under the World Bank and International Monetary Fund's (IMF) Heavily Indebted Poor...

Transforming Somalia’s Destiny: President Hassan Sheikh Mohamud’s Trailblazing Achievements

In the face of internal conflicts and the ever-present threat of terrorism by Al-Shabaab, Somalia has long struggled to find peace and prosperity. However, under the visionary leadership of President Dr. Hassan Sheikh Mahamud, the nation has embarked on an extraordinary journey of transformation. This article explores President Mahamud's remarkable achievements in countering Al-Shabaab, joining the East African Community,...

Soomaaliya oo xarunta QM ku qabanayso shir ku saabsan amniga Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ku qabanaysa xarunta golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib u dhiska ciidamada iyo howlgallada xoreynta.   Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb-galaya 26 dal, Qaramada Midoobey, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub iyo kan Afrika, waxaana lagu hadlayaa ajandayaasha kala ah:- 1-Horumarka iyo caqabadaha ka jira...

Mataano ku geeriyooday dab xoogan oo ka kacay Degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) -  Faahfaahino dheeraad ah ahaa ahaa kasoo baxaya dab khasaare nafeed iyo mid hantiyeed gaystay oo xalay ka kacay guri ku yaalla xaafadda Oodweyne oo ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.   Dabka ayaa ka dhashay koronto, wuxuuna saq dhexe ka kacay guri ay daganaayeen qoys Soomaaliyeed oo ku yaalla halkaasi. Laba carruur oo Mataano ah, isla markaana jiray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Mareykanka + Ujeedka

NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka.   Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS ayaa halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka Amniga Soomaaliya oo diiradda lagu saari doono amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar gaar ah la qaadan doono qaar kamid ah madaxda...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya oo Madaxweynaha Burkina Faso Guddoonsiiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Suudaan, ahna Danjiraha aan deggeneyn ee Soomaaliya u fadhiya Burkina Faso, Mudane Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Jabuuti si uu uga Qeyb Galo Xuska 49-guurada Xorriyadda...

Jabuuti  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Duqeymo Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe, Ku Dhowaad 30 Al-Shabaab Ahna...

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu bartilmaameedsaday goobo ay...