Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ex-PM Roble congratulates Somali people on EAC membership

MOGADISHU,  Somalia  -  The former prime minister of Somalia Mohamed Hussein Roble has congratulated Somali people on country's admission into East African Community (EAC) on Friday.   The ex-PM said: "I congratulate the Somali public at large on the official joining of EAC which is vital for the economic growth of Somalia and free movement of the people through East Africa...

Somalia’s return to its rightful place in the international community through EAC membership: Remarkable milestone under the leadership of President Hassan Sh. Mohamud 

As Somalia celebrates its membership of the EAC today, it's important to note that this is a remarkable milestone towards achieving stability and economic growth. Though some authors and political activists in Somalia might argue that Somalia’s EAC membership would infringe on its sovereignty, I beg to differ. There are no instances in the entire world where regional organizations...

Rooble oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ku biirista Ururka EAC

MUQDISHO (SMN) - Raii’sul wasaarihii hore ee XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeysy ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.   Qoraalka Raii’sul wasaaraha ayaa u qornaa sidaan:- "Waxaan Shacabka Soomaaliiyeed ugu hambalyeynayaa ku biirista EAC oo maanta si rasmi ah uga mid noqotay Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ah cudud dhaqaale oo muhiim u ah maalgashiga,...

Somalia makes Milestone as it secures EAC Membership

ARUSHA, Tanzania  - The Federal Republic of Somalia is celebrating for a historic Milestone after joining the East African Community (EAC) on Friday.   The president of Somalia Hassan Sheikh who made the first (2012) and last bid in 2022 for EAC seat has participated the 23rd summit of the regional bloc, sitting on the hard-earned seat. In his keynote speech, president...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gudoomay kursiga xubinimada JFS ee daladda EAC

CARUUSHA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la aqbalay codsigeedii ku biiridda dalladan.   Madaxweynaha ayaa xusay dadaalka uu ku bixinayey tan iyo sannadkii 2016-kii ka mid noqoshada dalladan, maadaama ay fursad u tahay dadka Soomaaliyeed oo helaya...

Soomaaliya oo si buuxda ugu biirtay daladda bulshada bariga Afrika ee EAC

CARUUSHA (SMN) - Soomaaliya waxa ay si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika, kadib codeyn loo qaaday.   Dowladda Soomaaliya ayaa daddaal xoogan ku bixisay sidii ay qeyb uga noqon lahayd EAC isla markaana ay uga faa’iideysato xoojinta baayac-mushtarka dalka, si ganacsatada Soomaaliyeed ay uga shaqeystaan dalalka xubnaha ka ah daladdan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...

Somalia set to join East African Community as 8th member

ARUSHA, Tanzania -  The leaders of the East  African Community are gathering in Arusha, Tanzania today to approve Somalia's application to join the regional bloc.   The president of Somalia Hassan Sheikh is in Arusha, arrived on Thursday to witness the historic vote of admission which will culminate a long journey and struggle by the Horn of Africa nation's leaders. Somalia shares...

Ethiopia in talks with Somaliland over the use of Berbera seaport

ADDIS ABABA - Ethiopia's talks with the self-declared republic of Somaliland about the possibility of using its port in Berbera town are progressing well, state-owned Ethiopian Press Agency (EPA) has posted on Facebook, quoting a government minister.   Ethiopia's Prime Minister Abiy Ahmed said in October that access to the Red Sea was "a matter of existence" for his country, remarks...

Somalia oo saxiixday sharciga xarunta shaqada ee ururka Iskaashiga Islaamka

BAKU (SMN) - Wasiiru-dawlaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta magaalada Baku ee Jamhuuriyada Azerbaijan ku saxeexey sharciga xarunta shaqada ee ururka Iskaashiga Islaamka.   Xaruntan ayaa wax badan ka qaban doonta arrimaha la xiriira shaqo abuurka, iyo ilaalinta bulshada ee dawladaha ku bahoobay ururka Iskaashiga Islaamka, iyada oo ujeeddadeedu tahay in ay...

Itoobiya oo isha ku haysa dekad wayn oo ku taalla Soomaaliya

ADDIS ABABA (SMN) - Wada-hadallada Itoobiya iyo Maamulka Somaliland ee ku saabsan suurtagalnimada isticmaalka dekedda magaalada Berbera ayaa meel wanaagsan maraya,  sida ay sheegtay wakaaladda wararka Itoobiya ee EPA, iyadoo soo xiganaysa wasiir ka tirsan xukuumadda Abiy Ahmed.   Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa bishii Oktoobar sheegay in helitaanka dekada badda cas ay tahay “arrin muhiimad gaar ah u leh” dalkiisa, hadalkaas...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee caafimaadka dhimirka haweenka ee...

MUQDISHO - Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee...

SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...