Xubinimada Soomaaliya ee EAC oo maanta go’aan laga gaarayo
CARUUSHA (SMN) - Waxaa maanta magaalada Caruusha ee dalka Tanzaaniya la filayaa inuu ka furmo shir madaxdeed ay yeeallanayaan dalalka xubnaha ka ah dallada bulshada bariga Africa, ee loo soo gaabiyo EAC.
Madaxda ayaa ka wada-hadlaya in Soomaaliya ay xubin ka noqoneyso ururkan iyo in kale.
Soomaaliya ayaa rajo ka muujisay inay kamid noqon doonto ururkan.
Dhinaca kale Madaxweynaha oo shalay gaaray dalka...
Hormuud Telecom’s CEO Wins World Communications Awards 2023, Putting Somalia,s Telecom Industry in the Global Spotlight
AMISTERDAM (SMN) - Hormuud Telecom, Somalia’s leading telecommunications company, has achieved a significant milestone as its CEO, Ahmed Mohamud Yusuf, emerged as the winner of the illustrious CEO of the Year award at the World Communications Awards 2023. The event, which celebrated its 25th anniversary this year, took place at the National Maritime Museum in Amsterdam, Netherlands.
The World Communications...
Somalia oo Jarmalka, Spain, Uk, Baxreyn iyo Singapore uga guulaysatay abaal-marinta hoggaamiyaha isgaarsiinta adduunka
AMSTERDAM (SMN) - Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa Soomaaliya guul uga soo hooyay billadda ???????????? ???????? ???? ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, oo Shirkadda ????? ??????? ee fadhigeedu yahay Dalka Ingiriiska ay ku abaalmariso hoggaamiyayaasha shirkadaha isgaarsiinta caalamka ee ku guuleystay horumarinta isgaarsiinta iyo teknoolajiyadda Dalalkooda.
�
Guddoomiye Axmed ayaa noqonaya hoggaamiyihii 25ᵃᵃᵈ ee ku guuleystay abaalmarintan oo lagu guddoonsiiyay...
President arrives in Tanzania as Somalia admission into EAC looms
ARUSHA, Tanzania - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud touched down in Arusha, Tanzania on Thursday ahead of the regional summit on Friday, November 24.
The president was warmly welcomed by the secretary of the East African Community and other officials in EAC headquarters in Tanzania’s northern city of Arusha.
The EAC leaders will discuss Somalia's admission into the alliance as...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Tansaaniya + Ujeedka
ARUUSHA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika oo laga sugayo in ay go’aan ka soo saaraan codsiga dowladda Soomaaliya ee ku biirista dalladan.
Madaxweynaha oo xoogga saaraya sidii uu ugu qancin lahaa hoggaamiyeyaasha Dallada Bulshada Bariga...
Puntland oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan wax ka bedalka Dasuurka Somalia
Garoowe (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Doorashooyinka Puntland, Go’aanka Puntland ee ku aadan qorshaha wax-ka-bedelka Dastuurka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kala Xadaynta Waajibaadka Wasaaraddaha iyo Siyaasadda iyo xeerka tirakoobka Puntland.
Kulanka Golaha Wasiirada...
Ciidanka Kenya oo burburiyay goob ay ku sugnaayeen xubno katirsan Al-Shabaab
GARISSA - Ciidamada Kenya ayaa weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab degaanka Dabalwein oo ku dhaw Ijara ee ismaamulka Garissa, waxayna halkaasi ku dileen hal dagaalyahan, sida ay booliisku sheegeen.
Saraakiisha amniga ayaa intaasi ku daray in qaar kale ay ku dhaawacmeen, islamarkaana ka baxsadeen xarunta oo ay Ciidanka ka heleen saddex qori oo AK47 ah,...
Right Track to Political Stability and Sustainable Development under Leadership of President Hassan Sh. Mahamud
The article titled “The utilization of the War on Terror as a Façade for Establishing a Dictatorial Regime” by Sheiknor Abukar Qasim is an unfounded criticism that tries to cover up what President Dr Hassan Sh. Mahamud is trying achieve for Somalia. Failure to land a job or a position in the current administration have made some intellectuals who...
Buuq xoogan oo hareeyay kulan ay lahaayeen xildhibaanada Puntland
GAROOWE (SMN) - Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Garoowe ayaa kasii dareysa, taas oo ka dhalatay muranka doorashooyinka ee u dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka.
Kulan xasaas oo ah maanta la haayeen xildhibaanada baarlamaanka Puntland kusoo dhammaadya buuq iyo gacaan qaad, ka dib markii xildhibaanadu ay si adag isugu khilaafeen meel marinta xeerka wax ka beddelka doorashooyinka maamulkaas.
Wararka ayaa sheegaya...
Shirka golaha wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka, amniga iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah.
Golaha ayaa warbixin ku saabsan saameynta ka dhalatay roobabka daadadka wata, waxa ay ka dhageysteen Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo soo bandhigay in ku dhawaad laba malyuun oo qof ay saameeyeen...











