Minister Khadija Makhuzumi Honored with Africa Sustainability Outliers Award for Advancing Environmental Sustainability in Somalia
Minister Khadija Makhuzumi, the driving force behind Somalia's environmental and climate change agenda, has been recognized with the prestigious Africa Sustainability Outliers (AOS) Award in Addis Ababa on Thursday.
This prestigious accolade celebrates her unparalleled dedication and relentless commitment to fostering a sustainable and just climate solutions for Somalia.
Dr. Anyangwe Emmanuel Ngassa, Chair of the Nomination Committee, commended Minister Khadija's...
Somali president undergoes minor surgery in UAE, leaves for KSA
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, on Thursday left for Riyadh, Saudi Arabia's capital, flying from Abu Dhabi in the United Arab Emirates.
The president is scheduled to attend the summit of the Arab League and the African Union which will open in Riyadh in the coming hours, according to multi-diplomatic sources.
The latest reports say the...
Wasiir Huruuse oo ka qayb-galaya shirka wasiirada arrimaha dibedda Carabta
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya uga qeyb galaya shirar kala duwan oo maalmaha soo socda ka socon doonda dalkaas.
Wasiir Abshir ayaa shirka ugu horreeya magaalada Riyadh uga qeyb gali doona shirka Wasiiradda Arrimaha Dibedda Carabta, oo lagaga arrinsanayo xaaladda magaalada Gaza ee dalka Falastiin,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudiga
RIYADH (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, isaga oo ku sii jeeda caasimadda Boqortooyada Sacuudiga ee Riyadh.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyadh uga qeyb gali doono shir madaxeedka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Afrika.
Madaxweynaha ayaa booqasho shaqo ku...
At least 14 died, 90,000 displaced by flash floods in Jubaland – president
KISMAYO, Somalia - The President of Jubaland state of Somalia said that 14 people have died in the current floods in Somalia resulting from the Deyr rains.
Ahmed Madobe said that 90,000 families have been displaced by the floods, and some 70,000 are now stranded in their houses and they are in dire need of urgent assistance.
Speaking at the Jubaland cabinet...
Shirka golaha wasiirada Jubbaland oo looga hadlay fatahaadaha + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada oo si weyn looga hadlay saamaynta ay geysteen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay roobka dayrta oo ka da’aya guud ahaan deegaanada Jubbaland.
Madaxweynaha oo ka hadlay saameynta xooggan ee ka dhalatay daadadka iyo fatahaadaha ayaa sheegay in degmooyinka Luuq, Baardheere, Doolow, Buurdhuubo, Jamaame, Dhoobley iyo...
Xiisad u dhexeyso SSC iyo Somaliland oo ka taagan gobolka Sool
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanan ah laga dareemayo deegaano hoostaga gobolkaaasi, halkaas oo ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma.
Labada dhinac ayaa haatan abaabul xoogan ka wada galbeedka magaalada Laascaanood oo ay shalay ku wada dagaalameen.
Axmed Cali Xuseen oo kamid ah dadka deegaanka ayaa ka warbixiyay xaaladda,...
Two Somali shop owners killed in xenophobic attacks in South Africa
CAPE TOWN, South Africa - Two Somali nationals were brutally killed in a village in the Eastern Cape, South Africa as xenophobic violence is on the rise with no police action.
The killing took place in the Phillipi area, located on the outskirts of Cape Town in South Africa, and was carried out by armed bandits who fled from the scene...
Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya? + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Amniga Saybarka (Cyper Security) iyo Xeer Nidaamiyaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.
Golaha ayaa la horkeenay warbixinta baaxadda dhibaatada ka dhalatay roobabka iyo daadadka El-nino ee ka da’ay gobollo badan oo...
Hey’adda SoDMA oo doonyo dheereeya u dirtay degmada Baardheere + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo ka jawaabaysa xaaladaha adag ee ka jira gobolka #Gedo Degmooyinkiisa kala duwan ee Dowladd goboleedka #Jubaland kuwaas oo ka dhashay roob mahiigaan ah oo watay daadad iyo fatahaad uu sameeyey Wabbiga Jubba oo mara Degmooyinka Gobolkaas ayaa maanta hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka waxa ay laba Doonyood oo ah...










