Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Naadiya Maxamed oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park

ST. LOUIS PARK (SMN) - Codbixiyeyaasha magaalada St. Louis Park ee gobolka Minneasota ayaa Naadiya Maxamed u doortay inay noqoto duqa magaaladaas, iyada oo noqoneysa qofkii ugu horreeyay ee Muslim, Soomaali iyo Madow ah oo loo doorto xilkaas.   Naadiya ayaa sidoo noqotay qofkii ugu horreeyay ee asal ahaan Soomaali ah oo doorasho qof iyo cod ah ku guuleystay tartanka doorashada...

Somali Americans, many who fled civil war make history in U.S. eelction

WASHINGTON, USA - A city in the United States elected a female Somali-American as a mayor for the first time in history.   Nadia Mohamed defeated Dale A. Anderson by a majority vote became the mayor of St. Louis Park City in Minnesota, where Ilhan Omar was elected to join the US Congress. Mohamed, who is 27 years old, also became the...

Somali Justice minister meets with UK ambassador in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - Hassan Moalim, the Federal Justice minister held a fruitful meeting with the UK ambassador to Somalia Mike Nithavrianakis in Mogadishu on Tuesday.   "We discussed UK support for Somalia and the role of justice and judiciary in maintaining stability, especially in post-conflict zones. Our deep gratitude to the UK gov for their significant contributions to rebuilding the Somali...

NUSOJ and UNDP Empower Women and Youth through Media, Catalysing Change for Women’s Protection and Peace-building

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has concluded a series of capacity building activities on women, peace, and security (WPS) in collaboration with the United Nations Development Programme (UNDP), highlighting the potential impact of collective action and marking a significant advancement in the pursuit of gender equality and an inclusive Somali society. The ground-breaking initiative aimed to empower journalists,...

Sawirro: Isku socodka Hobyo iyo Gaalkacyo oo hakad galay + Sababta

GAALKACYO (SMN) - Burbur xooggan ayaa gaaray Waddada isku xirta Gaalkcyo iyo Hobyo, gaar ahaan deegaanka Saqiiro oo qiyaastii Hobyo kaga beegan 15 km dhanka waqooyi, kadib markii ay daaddad xooggan ay burburiyeen guud ahaa waddadaas.   Burburka wadadaan soo gaaray ayaa hakad geliyey isku socodkii gaadiid iyo dadweynaha ee isaga kala safri jiray degmooyinka gobollada Mudug iyo gobolada kale ee...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Wasiir Xasan Macallin iyo safiirka Ingiriiska?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Michael Nithavrianakis.   Wasiirka iyo safiirka ayaa ka wada-hadlay taageerada joogtada ah ee boqortooyada Ingiriisku la garab taagantahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, kaalinta ay cadaaladda iyo garsoorku ku leeyihiin xasiloonida, iyo in deegaannada khawaarijta laga xoreeyay laga hir-geliyo adeegyo...

Hoos u dhac ku yimid Dakhligii Kenya ay ka heli jirtay Shirkadaha bixiya adeegyada Teleefanka gacanta

MUQDISHO, Soomaaliya - Dhakhliga dowladda Kenya ka heli jirtay shirkadaha bixiya adeegga Taleefanka gacanta ayaa hoos u dhacay 20% kadib canshuuro xoogan oo isdaba jog ah oo la saaaray shirakadaha taasi oo hoos u dhigtay isticmaalka mobilada.   Kenya, Tanzania iyo South Sudan ayaa ah wadamada canshuurta ugu sareysa ka qaada shirkadaha bixiya adeegga Taleefonka gacanta, oo gaaraysa 26%, halka...

DF Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha ka dhashay daadadka ku dhuftay dalka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle oo xalay warbaahinta kula hadlay xarunta howlgalada gurmadka deg-degga ah ee NEOC ayaa ka warbixiyay xaaladda dalka, gaar ahaan daadadka ku dhuftay qaybo kamid ah dalka.   Maxamuud Macallin ayaa ka hadlay khsaaraha ka dhashay roobabkii ka da’ay qaybo kamid ah gobollada dalka, kuwaas oo gaystay...

NISA intercepts a minibus carrying recruits tavelling to join Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence and Security Agency said it has arrested 25 people, including young boys, who were planning to join Al-Shabaab.   In a statement issued on Tuesday, NISA said a minibus carrying the recruits near Afgoye town and arrested the driver and two accomplices, who are currently under interrogation. The spy agency did not provide more information...

R/W Xamza oo kormeer ku tegay saaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta, si uu ugu kuurgalo hambsami u socodka howlaha ay Qaranka u hayaan.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid u kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda, isaga oo ka dhageystay masuuliyiinta Wasaaradda warbixinno la xiriira adeegyada ay Wasaaraddu siiso bulshada...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...