Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo soo xiray shirweyne lagu qabtay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha Dhiirigelinta Waxsoosaarka dalka, ayaa xusay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’an tahay dhiirigelinta iyo soo nooleynta kaabayaasha lafdhabarka u ahaa beeraha, xoolaha, kalluumeysiga iyo Tamarta. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad dheer ka jeediyay munaasabadda ayaa adkeeyey in awood-siinta ganacsatada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta suuqyo loo...

Somali PM wraps up conference on promoting country’s local production

MOGADISHU, Somalia - The Prime Minister of Somalia, Hamsa Abdi Barre attended the conclusion of a conference on Promoting Somalia's Local Production Sectors (BGS2023).   In his address, the PM noted that the government is committed to encouraging and revitalizing the infrastructure of agriculture, livestock, fishing, and energy in the country. PM Barre emphasized that empowering Somali businessmen and ensuring markets for...

Kenyan officers killed, 4 injured in bomb attack near Somalia border

GARISSA, Kenya - At least two General Service Unit officers were killed and four others seriously injured on Monday morning when a remote-controlled bomb hit their vehicle in Dadaab, Garissa County.   Police said the attack took place at Ege Dam along Dadaab-Garissa road when the officers were headed to provide security during the ongoing national exams. The vehicle was badly damaged...

NUSOJ holds training for a diverse group of participants in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) held a two-day training for journalists, youth activists, and women advocates from Mogadishu and the five Federal Member States in Somalia.   NUSOJ has partnered with UNDP's Somalia mission in the training program on empowering voices, shaping narratives, and fostering dialogue as the media becomes the essential force in driving positive...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka socda duleedka Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Sida uu ku soo warramaya Wariyaha Shabelle ee magaalada Dhuusamareeb, Cabdifitaax Yuusuf Beereed waxaa haatan dagaal culus oo ka socdaa waqooyiga magaaladaasi, kaas oo u dhexeeyo labada maleeshiyo beeleed.   Dagaalka ayaa ka qarxay deegaanka Xananbuure oo qiyaastii 45 KM u jira waqooyiga magaaladaas oo caasimad u ah dowlad goboleedka Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaadka oo kasoo kala...

Heavy fighting as troops clash with Al-Shabaab on outskirts of Kismayo port city

KISMAYO, Somalia - A fierce battle took place on Monday morning in the Buulo Haji settlement under the port city of Kismayo, the capital of the Lower Jubba region.   The combat came after the Jubbaland's Darwish forces launched a direct attack on a place in Bulo Haji area where members of Al-Shabaab were meeting. A source in Bulo Haji area told...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wafdi ka socda dalka Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangiga Ziraat Katilim ee laga leeyahay dalka Turkiga, kaas oo dhawaan xarun cusub ka hirgeliyey magaalada Muqdisho.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahad-celiyey madaxda bangiga Ziraat Katilim hirgelinta xarunta cusub ee ay ka furteen Soomaaliya, taas oo kor u qaadaysa iskaashiga ganacsiga,...

Golaha Amaanka oo Shir muhiim ah ka yeelanaya Xaaladda Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Bishan October ayaa Golaha Amaanka waxuu yeelan doonaa kulan looga hadli doono xaalada Soomaaliya, amniga, la dagaalanka Al-Shabaab, bini'aadanimada iyo arrimo kale oo la xiriira dhanka siyaasadda iyo doorashooyinka soo socda.   Sidoo kale, Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa inay mudo-kordhin u sameeyaan Hawlgalka Kaalmaynta QM ee Somalia (UNSOM), oo waqtigiisa hore ku eg 31-ka...

UN Security Council to hold an important meeting on Somalia situation

NEW YORK, USA - By the end of this month, October, the Security Council will hold a meeting to discuss the situation in Somalia, security, the fight against Al-Shabaab, humanitarianism, and other issues related to politics and the upcoming elections.   Also, the UN Security Council is expected to extend the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM), which previously expired on...

First foreign bank opens in Somalia in decades

MOGADISHU, Somalia - Ziraat Katilim Bank of Türkiye has opened a branch in the Somali capital of Mogadishu, becoming the first international bank to operate in the East African country in more than five decades, the Central Bank of Somalia (CBS) announced on Sunday.   The CBS said the operationalization of the first foreign bank in Somalia will boost the financial...

WARAR KALE

Ugu yaraan 3 qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo...

Accra, Ghana – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad xooggan oo saameeyay qaybo badan oo...

Danjiraha Soomaaliya oo shir-guddoomiyay kulanka Danjirayaasha Afrika ee Qaahira

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...

Masar oo Soomaaliya ugu hambalyeysay sannad-guurada 1-da Luulyo

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...