Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shirweynaha Dhiirrigelinta ee Wax-soo-saarka Dalka oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka Dalka taas oo ay soo qaban-qaabisay shirkada Isgaarsiinta Hormuud.   Shirkaan waxaa goobjoog ka ah Wasiirka Ganacsiga XFS Jibriil Cabdirashid Haaji Cabdi, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya,  Ganacsato, maamulka Hormuud iyo marti sharaf badan. Ujeedka shirkaan ayaa ah horumarinta wax-soo-saarka dalka,caqabadaha haysta ,fursadaha jira iyo yididiilada mustaqbalka. Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo...

Hoggaanka Ahlu Sunna oo dhaq-dhaqaaq ka bilaabay gobollada dhexe ee dalka

DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna Waljamaaca Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax oo maalmahan ku sugnaa caasimada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb ayaa dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabay gobollada dhexe dalka.   Macallin Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhulka ah uga baxay magaalada Dhuusamareeb ayaa gaaray magaalada Huurshe ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale waxaa socdaalkiisa qayb ka ah guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb,...

Duqa magaalada Muqdisho oo kulan la yeeshay dhiggiisa Ankara + Sawirro

ANKARA (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiya ayaa kulan la qaatay Dhiggiisa Magaalada Ankara Mudane Mansur Yavaş kadib markii uu Casuumad rasmi ah ka helay.   Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed...

R/W Xamza oo shaaciyay ujeed ay Al-Shabaab ka leeyhiin qaraxyada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in duulaankii ay kooxaha Khawaarijta ah ku qaadeen Waxbarashada 29-kii bishii Oktoobar ee sanadkii hore ay dowladdu ka bixisay jawaabo deg-deg ah oo ay kamid yihiin dagaalka cadowga looga sifeynayo dalka.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa Alle uga baryay naxariistiisa Janno in uu ka waraabiyo shuhadadii naftooda ku waayey...

Yaa ka dambeeya dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday Shabeelaha Dhexe?

JOWHAR (SMN) - Nabadoon Xasan Kacaan oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee kasoo jeedo HirShabelle ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada makale kasoo cusboonaaday gobolkaasi, gaar ahaan aagga magaallo xeebeedka Cadale.   Kacaan ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaas ay sii hurinayaan dhinacyo kala duwan oo uu ka xusay siyaasiyiin danley ah iyo Al-Shabaab oo uu ku eedeeyay inay ka dambeyso colaadaasi. Sidoo...

Somalia marks 1 year since devastating bombing at education ministry

MOGADISHU, Somalia - The Somali government held a mourning event in Mogadishu to commemorate the victims of the Soobe 2 bombings, which took place on 29 October 2022.   Ministers and hundreds of people, including those who lost their loved ones participated in the mourning at the Ministry of Education, which was the site of the deadly bomb attack. Placards with the...

Cali Guudlaawe oo la kulmay wufuud ka kala socota DF iyo QM + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiilo ka socday Hay'adaha Qaramada Midoobey.   Wafdigaan oo uu hogaaminayay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Axmed Madoobe Nuunow iyo Wakiilada Hay'adaha Qaramada Midoobey ee FAO, IOM, UN-Habitat, UNIDO iyo UNEP. Madaxweynaha iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa...

Somali President tasks ex-governor to lead anti-al-Shabaab operations

MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh has appointed Ali Jeyte Osman as the president's office for the coordination of community fighters .   The appointment was announced in a brief statement broadcasted by the state media. This coincides with the government's plans to launch the second phase of the anti-Al-Shabaab offensive. Ali Jeyte, a self-appointed Hiiraan State president remained...

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo uu ku gaaray dalka Mareykanka.   Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa inta ay ku sugnaayeen Magaalada Washington ee dalka Mareykanka waxay kulamo kala duwan la qaadeen mas'uuliyiinta Golaha Wakiilada Mareykanka. Sheekh Aadan Madoobe ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xil u magacaabay Cali Jayte Cismaan

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda) ee Soomaaliya.   Cali Jeyte Cismaan ayaa horey u soo noqday Guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo sida kale Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, isagoo door weyn ku leh dagaalka Al-Shabaab dalka...

WARAR KALE

Ugu yaraan 3 qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo...

Accra, Ghana – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad xooggan oo saameeyay qaybo badan oo...

Danjiraha Soomaaliya oo shir-guddoomiyay kulanka Danjirayaasha Afrika ee Qaahira

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...

Masar oo Soomaaliya ugu hambalyeysay sannad-guurada 1-da Luulyo

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...