Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Heavy fighting in central Somalia as army attacks Al-Shabaab base

BELEDWEYNE, Somalia - The Somali National Army clashed with Al-Shabaab militants in the central region of Hiiraan, where the current all-out war started last year.   The reports indicated that SNA along with local community fighters known as Ma'wisley attacked a key Al-Shabaab base located in an area, 50 kilometers away from Farlibah town. The assault sparked a face-to-face gunfight between the...

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay inay diyaar u yihiin in gurmad la gaarsiiyo Gaza

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October 2022-kii ayaa sheegay in Hay’addu iyo shacabka Soomaaliyeed diyaar la yihiin in dhaqaatiir iyo gar-gaar kale la gaarsiiyo magaalada Gaza marka la furo marinka Rafax ee xuduudda Falastiin iyo Masar.   “Hay’adda Maareynta Musiibooyinka waxay ku talagashay...

Munaasabad lagu xusayay qaraxii Soobe 2 oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Munaasabad xus iyo xasuus ah looguna duceynayay shacabkii ku shahiiday weerarkii Al-Shabaab 29-kii October 2022 ka fuliyeen isgosyka Soobe ayaa maanta lagu qabtay isla goobtii uu weerarku ka dhacay sanad ka hor maanta oo kale.   Munaasabaddaan oo sidoo kale lagu muujinayay sida aysan bahda waxbarashada u niyad-jabineynin beegsiga Al-Shabaab oo inta badan weeraro ka gaysata magaalada Muqdisho. Wasiiradda...

The European Union donates nearly $100 million aid to Somalia

MOGADISHU, Somalia - The European Union has announced 94.69 million dollars in aid to Somalia, of which 21.16 million is intended to support the government's budget.   "The European Union has a strong partnership with Somalia and supports the country in several areas, including state rebuilding efforts," said Jutta Urpilainen, EU Commissioner for International Partnerships. The Minister of Foreign Affairs of Somalia,...

Somali cabinet approves over a billion-dollar budget for 2024

MOGADISHU - Somali cabinet ministers approved a more than 1 billion budget for the financial year 2024 during a meeting chaired by PM Hamza Abdi in Mogadishu on Saturday.   The domestic revenue increased by 20% this year, thanks to the enormous financial reforms by the Ministry of Finance, which helped the country achieve its debt relief goals. Minister of Finance, Bihi...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE (SMN) - Wararna naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay duleedka deegaanka Farlibaax oo ka tirsan gobolkaas oo dhaca bartamaha dalka.   Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii ay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay weerar ku qaadeen fariisin ay Al-Shabaab ku lahaayeen...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo digniin culus u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha XFS, Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo la hadlay warbaahinta ayaa farriin culus u diray guud ahaan ganacsatada Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda federaalka iyo ganacsataduba ay mas'uuliyada ka saaran tahay badqabka Ummadda Soomaaliyeed. Sidoo kale wuxuu uga digay ganacsatada inay dalka keenaan daawooyinka dhacay, sidoo kalena looga baahan yahay in ay ka fakiraan meelaha...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay miisaaniyad ka badan hal bilyan oo dollar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991 (Hal Bilyan iyo shan iyo laabatan Malyan.) Miisaaniyadda dowladda ayaa sanadkan gaartay in ka badan hal Bilyan oo Dollar, taas oo ku timid dakhliga gudaha oo kordhay...

Somali army kills four Al-Shabaab commanders, wounds 9 militants

MOGADISHU, Somalia - Somali government forces have carried out a planned operation to kill leaders of the Al-Shabaab group in the last few hours, 15 km away from Tiyegloow district in the Bakool region.   It was pointed out to the army that they carried out the operation in a meeting place where there was a meeting of members of the Al-Shabaab...

Kenyan Police destroy Al-Shabaab logistics base in Garissa, recover foodstuffs

GARISSA, Kenya - Multi agency teams destroyed a logistics base used by al Shabaab militants in Dahun in Fafi, Garissa county and recovered assorted foodstuffs.   The operation on Friday recovered rice, sugar and water. The officers destroyed the food and continued to pursue the terrorists who were using the base. Police said by the time the team arrived there the terrorists had...

WARAR KALE

Ugu yaraan 3 qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo...

Accra, Ghana – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad xooggan oo saameeyay qaybo badan oo...

Danjiraha Soomaaliya oo shir-guddoomiyay kulanka Danjirayaasha Afrika ee Qaahira

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...

Masar oo Soomaaliya ugu hambalyeysay sannad-guurada 1-da Luulyo

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...