Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W ku xigeenka dalka?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub, taas oo diiradda lagu saarey horumarrada laga sameeyey arrimaha horutabinta u leh Xukuumadda Dan-Qaran.
Shirka oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirro ka tirsan Xukuumadda federaalka ah iyo masuuliyiin ka socda Midowga Yurub, ayaa...
Galmudug state president visits front-line areas as new phase nears
AMARA, Somalia - The Galmudug state president on Wednesday made a visit to the frontlines in the southern Mudug region after the SNA and allies captured more ground.
Al-Shabaab felt the brunt of the army’s war, with a senior commander hinting that a brewing offensive could come “very soon.” The country plans to root out Al-Shabaab.
Accompanied by Defense Minister Abdulkadir...
Somalia chairs WHO’s 70th session in Cairo, Egypt
CAIRO, Egypt - Somalia's Health Minister Dr Ali Haji Aden chaired the 70th session of the World Health Organization (WHO).
This session will discuss how to carry forward the vision of Health development, in the East and Central, while ensuring the delivery of comprehensive Health throughout the region.
The conference which took place in Cairo, the capital of Egypt, was attended...
Qatar welcomes Somali government’s efforts to establish peace and stability
DOHA, Qatar - Geneva: The State of Qatar welcomed the efforts made by the Somali government to achieve peace, and stability, countering terrorism, improving humanitarian, economic, and social conditions, and addressing numerous challenges, including drought, floods, food security, and climate change.
This came in a statement by the State of Qatar, delivered by the Third Secretary at the Office of...
Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay wasiirka cusub ee amniga Puntland
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta magacaabay wasiirka cusub ee amniga maamulkaasi, iayada oo loo magacaabay Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bikiin).
Saciid Deni ayaa sheegay inuu magacaabista wasiirka cusub ee amniga kala tashaday madaxweyne ku xigeenka Puntland, uuna ku xushay aqoon iyo waayo aragnimo.
Ninkan ayaa beddalaya, Cabdisamad Galan oo uu horay xilka uga qaaday madaxweyne Saaciid...
Somalia, Italy agree to boost bilateral relations and cooperation
ROME, Italy - The Speaker of the Lower House Sheikh Adan Mohamed Noor (Madobobe) met with his Italian counterpart Lorenzo Fonta in Rome, Italy's capital on Tuesday.
The two speakers discussed bilateral ties between their countries and cooperation between the two Parliaments to enhance the traditional relationship that Somalia has had with Italy.
Lorenzo Fonta praised Somalia's ongoing progress and assured...
Sawirro: Qoor Qoor iyo wasiiro booqday ciidamada ku sugan koonfurta Mudug
CAMAARA (SMN) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Warfaafinta Al cadaala iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray rugaha Ciidanka ee koonfurta gobolka Mudug.
Wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur oo la hadlay cutub ka tirsan Guutada 27aad ee Abuu dujaana ee qeybta ka ahaa xoreynta Magaalooyinka...
Hoggaamiya SSC-Khaatmo oo ku dhawaaqay go’aan ka dhan ah Puntland
MUQDISHO (SMN) - Hoggaamiyaha maamulka SSC Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo xalay Muqdisho uga qayb-galay kulan su'aallo lagu weydiinayay ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan Puntland.
Cabdiqaadir Firdhiye ayaa ku dhawaaqay in Khaatumo iyo Puntland ay yihiin laba maamul oo daris ah, sidoo kalena ah walaalo ah, ayna yeelan doonaan iskaashi buuxda.
Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay...
Galmudug rejects claims that Al-Shabaab war ‘stopped’ as baseless
MOGADISHU, Somalia - Galmudug State Minister of Internal Affairs, Omar Mohamed Diriye refuted claims that the war on Al-Shabaab stopped in the country due to failure.
In a Radio Shabelle interview, the minister noted that Galmudug President Ahmed Abdi Kariye is now on the front line of the war in Southern Mudug, where he is with the troops.
He said that...
Sawirro: Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga
ROMA (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga Mudane Lorenzo Fonta.
Kulanka labada Guddoomiye ayaa looga hadlay sidii loo sii amba qaadi lahaa xiriirka iyo wada shaqeynta labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Talyaaniga, iyo in la dhiso guddi saaxibtinimo ee labada Baarlamaan. Sidoo kale...











