Galmudug oo beenisay inay istaageen howlgalladii ka socda maamulkaasi
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha ee maamul goboleedka Galmudug, Cumar Maxamed Diiriye oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Shabelle ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah oo ku aadan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Ugu horreyn Cumar Maxamed ayaa beeniyay inaY istaageen howlgallada xoreynta ee ka socDa gobollada Galgaduud iyo Mudug, wuxuuna tilmaamay inay sii socon doonaan, ujeedkana...
Soomaaliya oo la wareegtay hoggaaminta kulan weynaha Hay’adda WHO + Sawirro
QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda ferderaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Aden ayaa shir gudoominayay kalfadhigii 70-aad ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO kaas oo looga hadlay sidii loosii amba qaadi lahaa hiigsiga horumarinta Caafimaadka, guud ahaan Bariga iyo bartamaha, iyadoo la hubinaayo gaarsiinta Caafimaad dhamaystiran guud ahaan gobolka.
Shirkaan oo ka dhacay Caasimadda Masar ee...
Sawirro: Madaale oo booqasho ku tagay Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar, asigoona halkaasi salaan sharaf kaga qaatay Cutubyo kala gedisan oo ka tirsan Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar.
Duqa Magaalada Muqdisho ayaa warbixin ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar G/sare Maxamed Carabow Cali iyo Taliyaha Howlgelinta Ciidanka...
Somali, foreign forces raid Al-Shabaab main bases in Jubaland state
MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia said that the SNA forces with the support of international partners, have carried out planned operations targeting Al-Shabaab bases in Bu'ale, Saakow, and Jilib in the middle Jubba region.
The government said that Al-Shabaab's weapons stockpile was destroyed in the operations while several training camps were hit. It added that al-Shabaab suffered heavy...
Koonfur Galbeed oo u diyaar garowday wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab
Baydhabo (SMN) - Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Xasan Cabduqaadir Maxamed iyo Taliyaha Booliska Maamulkaas G/Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa gudoomiyay kulan lagu dar-dargelinayo amniga oo maanta lagu qabtay Magaalada Baydhabo.
Shirka waxaa ka qeyb galey Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Qeybta 60-aad iyo saraakiisha qeybaha.
Kulanka waxaa looga hadlay dardar galinta Wajiga 2-aad ee dagaalka ka dhanka ah...
Taliyaha ciidamada dhulka oo kormeer ku tegay deegaanka Ciid Ciidka + Sawirro
MAHADAAY (SMN) - Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed G/le sare Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta kormeer shaqo ugu tagay Kumaandooska Ilaalo Qaran oo howlgallo sifayn ah maalmahaan ka waday deegaanada Ciid Ciidka iyo Cali Fool Dheere oo hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe.
Taliyaha ayaa ciidanka ku bogaadiyay sida ay waajibkoodi ciidanimo uga guteen xubnihii Al-Shabaab ee ku...
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray magaalada Bacaadweyne + Ujeedka
BACAADWEYNE (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayna wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulkaadir Maxamed Nuur, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta JFS Cabdiraxmaan Alcadaala iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda iyo Galmudug ayaa gaaray Magaalada Bacadweyne ee koonfurta Gobolka mudug halkaas oo ka mid ahayd Deegaanadii laga xoreeyay Al-Shabaab.
Wafdiga ayaa waxa Bacadweyne ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha...
AU troops devise security strategies to defeat al-Shabab in southern Somalia
MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said its troops held a meeting with security committee officials in Jubaland State to strategize on how to ensure the safety and welfare of the local community.
The AU mission said the meeting, which was held over the weekend, also discussed the threat posed by the al-Shabab and how...
Somali community mourns deaths of mother, four children in Vantaa fire
FINLAND - The Somali community in Vantaa is grieving the deaths of a mother and her four children following the outbreak of a fire in an apartment in the early hours of Sunday morning.
Said Mohammed, a spokesperson for the East Vantaa Somali Cultural Association, told Finnish news agency STT that there is currently very limited information available about the...
Puntland oo shirarka siyaasadeed ka mamnuucday magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Nugaal ee Puntland Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa sheegay in Garoowe aan lagu qaban karin shir aysan ogeyn madaxda sare ee Puntland, ciddii qabataana ay ka qaadi doonan tallaabo adag.
Cabdiraxman Xaaji Abshir ayaa sheegay in siyaasiin ka kala yimid daafaha Puntland xilligan ay qorshanayaan in ay shirar ku qabsadaan Garoowe iyada oo uusan ogeyn maamulka...












