Soomaaliya oo Morocco uga qaybgaleysa shirka guud ee Bangiga Aduunka & IMF
MARAAKISH (SMN) - Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Maraakish ee dalka Boqortooyada Morocco.
Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa dalka Boqortooyada Morocco uga qeyb galaya shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka iyo Hay’adda lacagta IMF, kaas oo socon doona muddo todobaad ah.
Mudane Biixi Iimaan Cige Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleedka kasoo cusboonaaday Mudug
GALDOGOB (SMN) - Odayayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug ayaa ku baxay colaad labo beelood oo wada daga gobolkaasi dhawaan ku dhexmartay deegaano hoostaga degmada Goldogob.
Dagaalkaan ayaa waxaa ka dhashay khasaare nafeed oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray maleeshiyaadka labada beelood.
Afhayeenka odayaasha dhaqanka ee gobolka Mudug, Nabadoon Cali Kamiin oo la hadlay warbaahinta Shabelle ayaa sheegay in ay...
Somali president visited SNA soldiers receiving training in Eritrea
ASMARA, Eritrea - President Hassan Sheikh visited thousands of Somali military cadets who are undergoing training in Eritrea on Monday, for the 4th time since July last year.
Accompanied by Isaias Afwerki, the president visited contingents of Somali Mechanized, Special, Naval, and Air Force cadets receiving training in Eritrea.
President Hassan Sheikh has thanked Eritrea for its contributions as a brotherly country...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday ciidamada lagu tababarayo dalka Eritrea
ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ereteriya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo warbixinno ka dhageystay sarakiisha ciidanka ayaa ku bogaadiyay dal jacaylka, dhabar adeyga iyo kartida ay muujiyeen muddada...
At least 20 Al-Shabaab fighters killed in joint operation in Somalia
MOGADISHU, Somalia -- Elite forces of the Somali National Army, backed by international partners, killed 20 al-Shabab militants in an overnight operation in the southern Mudug region, in central Somalia, officials said Monday.
The Ministry of Information, Culture and Tourism said the operation targeted al-Shabab militants at their hideout in Shabellow forest.
"The joint forces' aim was to destroy battle wagons...
Soomaaliya iyo Uganda oo ka wada-hadlay dagaalka Al-Shabaab + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda Uganda ee Dhanka Isdhexgalka Gobolka John Mulimba oo ay ka wada-hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal ee dhinacyada amniga, dhaqalaha gobolka, socdaalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa ugu horreyn ugu hambalyeeyey dowladda Uganda sanad-guurada...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay safiirka Finland u jooga Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Finland u fadhiya Soomaaliya, Pirkka Tapiola oo ay ka wada hadleen iskaashiga iyo Xariirka labada dal ka dhaxeeya iyo kor u qaadidda taageerada Finland ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha oo uga mahadceliyey Finland taageerada ay siiyaan Soomaaliya, ayaa xusay muhiimadda ay...
Faahfaahin ku saabsan hoobiyeyaal ku dhacay Dharkenley + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya tiro hoobiyeyaal ah saaka ku dhacay qaybo kamid ah degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, kuwaas oo dhaliyey khasaare dhimasho iyo dhaawac.
Hoobiyeyaasha ayaa ku dhacay laba guri oo isku dhow oo ku yaalla xaafadda Dabaqiinka ee degmadaasi, waxaana mid kamid ah deganaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo lagu magacaabo...
Kenya paid $17m for Somalia security mission
Kenya has received Ksh2.5 billion ($17 million) in the past five years for its contribution to the Somalia peacekeeping mission (now known as the African Union Transition Mission in Somalia) whose mandate is set to end in December next year.
Defence Cabinet Secretary Aden Duale told parliament this week that the money was sent to the National Treasury in tranches...
Over 100,000 displaced by flash floods in southwest Somalia: UN
Flash floods caused by heavy rains on Wednesday have displaced 107,000 people in the Baidoa district in southwestern Somalia, the United Nations humanitarian agency said on Sunday.
The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said several houses were reportedly inundated, including makeshift shelters hosting over 86,700 internally displaced persons in 136 displacement sites in Baidoa city.
"The rains...











