Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Yabooh oo dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo laga hirgalin doono Suuq labaad ee ugu weyn Caasimadda Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid, iyada oo dhagax dhigan goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Suleymaan Fargax.   Dhismaha waddadan ayaa ah mid muhiim u ah isku socodka...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay 20 Al-Shabaab ah

DHUUSAMAREEB (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Shabeelow ee koonfurta gobolka Mudug.   Sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya waxaa howlgalkaas lagu dilay ugu yaraan 20 ka tirsanaa Al-Shabaab oo ku sugnaa dhulka hawdka ah ee deegaankaasi. Halkam hoose ka akhriso:- WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 09, OCTOBER, 2023: Hawlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka...

Wasiir Jaamac oo war cusub kasoo saaray dagaalka Al-Shabaab

GURICEEL (SMN) - Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo weli ku sugan furinta hore ee dagaalka ayaa ka hadlay arrimo ku aadan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. Wasiir Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka uu sii socon doono inta Al-Shabaab laga saarayo gobollada dhexe, kadibna loo soo jeesan doono deegaanada kale. Sidoo kale waxa uu hoosta ka xariiqay...

Wasiirka difaaca iyo madaxweyne Qoor Qoor oo booqday xero ku taalla Guriceel

GURICEEL (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Abdulkadir Mohamed Nur oo uu weheliyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Guutada 27-aad Abu dujaana ee XDS, ku booqday Xerada Har Qaboobe ee degmada Guriceel Gobolka Galgaduud.   Wasiirka ayaa ciidanka kula dardaarmay in ay isku diyaariyaan ku biiritaanka hawlgallada baaxadda leh ee lagu ciribtirayo khawaarijta ee ka...

Eritrean leader rolls out a red-carpet for Somali president in Asmara

ASMARA, Eritrea - The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Asmara today at 12:30 p.m. on Sunday noon for a working visit.   The Somali President and his high-level delegation were accorded a warm welcome by President Isaias Afwerki and other senior officials on arrival at Asmara International Airport. The two leaders of Somalia and...

Wasiirka caafimaadka XFS oo la wareegi doono kal-fadhiga 70-aad ee kulanka WHO

QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee dalka Masar.   Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa la wareegi doona hogaaminta kal-fadhiga 70-aad ee kulan weynaha Hay’adda Caafimaadka aduunka WHO/ Xafiis Goboleedka EMRO. Madasha ayaa looga hadli doonaa sidii amba qaadi lahaa hiigsiga horumarinta Caafimaad guud...

Southwest state leader announces the 2nd phase of Al-Shabaab war

BAIDOA, Somalia -  The president of the South West state, Abdazis Hassan Mohamed Laftagareen, presided over a conference to talk about getting ready for the second phase of the fight to liberate Al-Shabaab from the nation.   The meeting was attended by the Commander of the Correctional Force, the Deputy Commander of the National Armed Forces, the chairmen of the Armed...

Sawirro: Guddoomiye Sheekh Aadan oo u baxay safar dibadeed + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.   Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdigiisa oo casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Talyaaniga, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Aadan Madoobe. Sidoo kale guddoomiyaha ayaa inta ay ku...

Hoggaamiyaha SSC oo booqasho ku tegay xarunta Hay’adda SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Gudoomiye ku xigeenka Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo dhaweeyey hoggaamiyaha Maamulka KMG ee SSC-KHAATUMO Mudane Cabdiqaadir Axmed (Firdhiye).   Hoggaamiyaha oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Fulinta maamulkaas iyo Ergeyga gaarka ee gargaarka u qaabilsan hoggaamiyaha ayaa kulan la...

Somalia president jets off to Eritrea on visit to trained soldiers

MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday left the capital, Mogadishu for Eritrea's capital, Asmara, his office said in a short statement.   President Mohamud and his delegation are set to meet with Eritrean President Isaias Afwerki in Asmara before visiting Somali troops undergoing training in the country for years. During his state visit, Mohamud is expected to hold...

WARAR KALE

Mareykanka oo dib u xaqiijiyay taageerada uu u hayo Soomaaliya munaasabadda 66-guurada Xorriyadda

Washington – Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa hambalyo u diray shacabka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya munaasabadda 66-guurada Maalinta Qaranka, isagoo dib...

Somali opposition group urges dialogue, warns against interference in Puntland

MOGADISHU, July 1 – The Somali Future Council congratulated Somalis on the 66th anniversary of the country's independence and unification, while warning that Somalia...

US reaffirms support for Somalia on 66th National Day

WASHINGTON, July 1 – U.S. Secretary of State Marco Rubio on Wednesday congratulated Somalia on the 66th anniversary of its National Day, reaffirming Washington's...