Two dead, several wounded in roadside blast in Somali capital
MOGADISHU, Somalia - An explosion took place in northern Mogadishu, the Somali capital on Wednesday morning as the country is at war with Al-Shabaab militant group.
Eyewitnesses confirmed to Radio Shabelle that at least two people died in the roadside bomb blast and several others were wounded, and have been admitted to a hospital.
The landmine was targeting a vehicle carrying the...
Mareykanka oo beeniyay inuu taageeray joogitaanka ciidamada ATMIS
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa beenisay wararka sheegaya inay taageertay sii joogitaanka Ciidamada ATMIS, oo la filayo inay dalka Soomaaliya isaga baxaan ugu dambeyn bisha Dec 2024.
Mareykanka ayaa shaaciyay inuu sii wadi doono taageerada ciidamada Soomaaliya si loo xasiliyo dalka, xilli ciidamada Midowga Afrika ay si tartiib tartiib ah dalka uga baxayaan, islamarkaana la wareegayaan mas'uuliyada amniga qaranka.
Shane Dixon...
US rejects claims it backs “technical pause” of ATMIS withdrawal
MOGADISHU, Somalia - The United States government denied reports that it supported the presence of ATMIS forces, which are expected to leave Somalia by December 2024.
The United States has announced that it will continue to support Somalia's forces in order to stabilize the country, while the African Union forces are gradually withdrawing from the country and taking over responsibility...
Qarax khasaare gaystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax barqnimadii maanta ka dhacay qaybo kamid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, kaas oo sababay khasaare kala duwan oo leh dhimasho iyo dhaawac.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa miino uu ka dhacay laamiga dheer ee aada dhanka xarunta degmada Dayniile, gaar ahaan halka loo yaqaan...
Somali army carry out major anti-al-Shabaab operation in Bakool
HUDUR, Somalia - The Somali army along with Southwest regional troops launched a joint military operation against Al-Shabaab in the Bakool region near Ethiopia's border.
The allied forces targeted Al-Shabaab strongholds in East and West of Wajid town, where they engaged heavy clashes with the militants, according to the residents, who spoke to Radio Shabelle by phone.
The officials leading the...
Fighter jets bomb Al-Shabaab camp as ground offensive intensifies
DHUSAMAREB, Somalia - Suspected US drones bombed an Al-Shabaab-controlled small town in central Somalia as SNA stepped up ground military operation in Galmudug state.
The sources in the area said the airstrike targeted the Ali Heyle area within the Galgadud region, where Al-Shabaab was mobilizing fighters for an attack against military bases.
Details of the casualties resulting from the bombing still remain...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka ka dhacay xarunta Hay’adda SoDMA?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay masuuliyiin ka socday hay’adda REACH, Kulankaan ayeeyna hay’addaan ku soo bandhigtay qiimeeynta sanadlaha ah ee Baahiyaha kala duwan ee ay qabaan dadka nugul (Mult-Sectoral Needs assessment- MSNA) 2023, waxaana qeyb ka ahaa...
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo culus ka wada gobolka Bakool + Sawirro
XUDUR (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab qaybo kamid ah gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Howlgallada oo ah kuwa qorsheysan ayaa ciidamadu waxa ay ka wadaan deegaano dhaca bariga iyo galbeedka degmada Waajid ee gobolka Bakool.
Saraakiisha howlgalka wax ka hoggaamineysa ayaa shaaca ka qaaday inay burburiyeen saldhigyo ay xubnaha Al-Shabaab...
New Swedish ambassador presents his credentials to Somali FM
MOGADISHU, Somalia - Sweden's ambassador to Somalia Joachim Waern handed over his credentials to the minister of foreign affairs Abshir Omar Jama (Huruse) in Mogadishu.
"We are looking forward to further strengthening the important relationship between Sweden and Somalia," said the minister after receiving the diplomatic credentials at the headquarters of the Ministry of Foreign Affairs.
At the meeting afterward, Haruse congratulated...
Madaxda Maamul goboleedyada oo shir qarsoodi ah ku yeelanaya Kenya
NAIROBI (SMN) - Wararka naga soo gaaraya dalka Kenya ayaa sheegaya in inta badan madaxda maamul goboleedyada ay haatan ku sugan yihiin magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaasi.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Shabelle Media Network (SMN) u sheegay in madaxweynayaasha maamullada Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ay wada joogaan Nairobi, halkaas oo ay ka wadaan dhaqaaqyo siyaasadeed oo kala...










