Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Benadir regional court acquits 7, send 5 to jail over corruption

MOGADISHU, Somalia - The Benadir regional court today made a final decision on serious cases of corruption, negligence of responsibility, falsification of documents, and misuse of public funds.   The suspects who were arrested a few months ago were from the Ministries of Finance and Labour, the Central Bank, and the Immigration Agency. The televised hearing went on for a month. According to...

Somalia’s deputy PM arrives in Dhusamareb after foiled attack

DHUSAMAREB, Somalia - Salah Ahmed Jama, the Deputy Prime Minister of Somalia touched down in Dhusamareb, the capital of Galmudug, just after a foiled car bomb attack.   Jama was received at the airport by Galmudug Vice President Ali Dahir Eid and other regional officials upon arrival. The DPM is accompanied by Somali Finance Minister Bihi Iman Cige and Minister of State...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukuno ku riday saraakiil loo haystay musuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka 11 sarkaal oo loo haystay eedeymo ka dhan ah musuq-maasuq, gaar ahaan xatooyo xoolo dadweyne.   11-ka  sarkaal ayaa ka howlgalayay qaar ka mid ah hay’adaha dowladda, kuwaas oo lagu riday xukunno kala duwan iyada oo qaar ka mid ahna xoriyadooda ay dib u heleen. Kiisaska loo haystay ayaa ku qotomay...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wafdi u hoggaaminayo ku simaha Ra'iisul wasaaraha ahna Ra'iisul wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid.   Wafdiga Ra'iisul wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige, Wasiiru Dowlaha...

Benadir Court to Conclude Hearing Corruption Cases against officials

MOGADISHU, Somalia - The Banadir regional court is expected to conclude hearings against government officials who have been arrested on corruption charges.   The hearing of the court, which was broadcast live on the media, went on for a while, while the accused persons included the director general of a ministry, central bank employees, and immigration officials. The suspects were caught in...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo ka qayb galay shirka sanadka ee mashruuca SHIIP

NAIROBI (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir oo ka qayb-galay shirka diyaarinta qorshe hawleedka sanadka ee mashruuca SHIIP oo ka furmay magaaladda Nairobi Ee dalka Kenya.   Sidoo kale waxaa shirka ka qayb galay Masuuliyiin ka kala socday hay’addaha dowladda Soomaaliya,Madax kasocotay Bangiga Adduunka oo maalgelinaya Mashruuca, Agaasimaha Guud iyo Qaar kamid...

Somali Security forces foil car bomb attacks in Dhusamareb city

DHUSAMAREB, Somalia - Somali Security forces successfully thwarted twin car bomb attacks on the outskirts of Dhusamareb district in the Galgadud region on Thursday morning.   The two blasts happened near the city's airport and at a security checkpoint after the soldiers shot dead the drivers of the two vehicles packed with explosives before reaching their target. Speaking to Radio Shabelle over the...

Ciidamada ammaanka oo fashiliyay qaraxyo lala damacsanaa Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) -Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay saaka ka hortageen laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kuwaas oo la doonayay in gudaha loo geliyo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.   Labada baabuur ayaa lagu qarxiyay banaanka magaalada, waxaana rasaaseeyay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan halkaasi, kadib markii ay isku dayeen inay...

Nabadoon Xaad oo war cusub ka soo saaray dagaalka lagula jiro Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka Al-Shabaab ee ka socda dalka.   Xaad ayaa ku baaqay in aan la siyaasadeyn dagaalkan oo uu ciidamada ku hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh, si dalka oo dhan looga xoreeyo Al-Shabaab. Sidoo kale wuxuu soo jeediyay in la taageero ciidamada isbaheysanaya ee haatan howlgallada...

Maxkamadda gobolka oo ku dhawaaqeysa xukunka eedeysanayaal loo haysto musuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gabagabeyso dhageysiga Dacwadda 11 eedeysane oo u shaqeynayey qaar kamid ah wasaaraddaha iyo hey'addaha kale ee dowladda, kuwaas oo loo haysto eedo musuq-maasuq ah iyo wax isdaba marin.   Shaqsiyaadkan oo uu xafiiska xeer ilaalintu horey ugu usoo eedeeyay Xatooyo Xoolo dadweyne iyo sameysashada dukumintiyo been abuur ah...

WARAR KALE

US to end UN logistics support for AU mission in Somalia

MOGADISHU, Somalia — The United States plans to end support for the U.N. logistics mission in Somalia, citing Somalia’s failure to defeat al-Shabab and...

Somalia marks 66th Independence anniversary with celebration in South Sudan

JUBA, South Sudan – Somalia's embassy in South Sudan held a ceremony in Juba to commemorate the 66th anniversary of Somalia's independence and unification,...

Mareykanka oo taageerada AUSSOM u joojinaya fashilka dagaalka Al-Shabaab iyo horumar la’aanta amniga Soomaaliya

MUQDISHO - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...