Faahfaahin ku saabsan duqeyn ka dhacday magaalada Ceelbuur
CEELBUUR (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay duqeyn culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday magaalada Ceeblbuur ee gobolka Galgauud.
War kasoo baxay dowladda federaalka ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntaas lagu beegsaday goob ay ku shirayeen xubnaha Al-Shabaab, isla-markaana meesha lagu dilay saraakiil iyo dagaalyahano ku sugnaa halkaasi.
Xubnaha la dilay waxaa ka mid ah madaxii maaliyadda...
Wounded Victims of Beledweyne Truck Bomb Attack Airlifted to Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - At least 16 of the most severely wounded people from Saturday’s truck bomb attack in Beledweyne city have been airlifted to Mogadishu for treatment, senior officials said.
Two small chartered planes brought the injured people to Mogadishu's Aden Abdulle International Airport and were admitted to local hospitals for medical attention.
Saturday's explosion — one of the worst in the...
Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday Xaawo Cismaan iyo labo kale
MUQDISHO (SMN) - Maxkamdda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun ku ridday gabadh loo haystay inay ka tirsanay Al-Shabaab, taasoo siyaabo kala duwan ula shaqayn jirtay.
Xaawo Cismaan Cabdi oo ah gabadh dhalinyaro ah ayaa lagu helay in kooxda ay u hayn jirtay hubka isla markaana ay macluumaad ka keeni jirtay xubnaha dawladda u shaqeeya.
Xaawo ayaa kooxda ku biirtay kaddib...
Somali PM calls for UNSC arms embargo removal in his address to UNGA78
NEW YORK, USA - Somali PM Hamza Abdi Barre delivered a powerful speech at the UN General Assembly in New York, highlighting the government’s progress on security, counterterrorism efforts, financial reform, social development, and corruption combat.
The PM called for the UN Security Council to lift the three-decade-long arms embargo for our National Forces to defeat the terrorist group al Shabaab...
Sawirro: Dadkii ku dhaawacmay qaraxii Beledweyne oo la keenay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA ayaa xalay magaalada Muqdisho keentay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Sabtidii ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Hay'adda ayaa laba diyaaradood oo gurmad ah u dirrtay Beledweyn, kuwaas oo soo qaaday dadka qaba dhaawacyada daran, si xaaladooda caafimaad loogu dabiibo...
Sawirro: R/W Xamza oo khudbad ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee QM
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dheer oo muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga 78aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka hadlay horumarka dowladda Soomaaliya ay gaartay dagaalka ay kula jirto kooxaha Khawaarijta oo u sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmaya
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galin dambe ee maanta kula kulmaya magaalada Jabuuti Xoghaya Gaashanadhigga ee dalka Maraykanka Lloyd Austin.
Kulanka madaxweynaha iyo xoghayaha gaashaandhigga ayaa imanaya iyadoo meel qaraar uu marayo dagaalka dawladda Soomnaaliya ee ka dhanka ah al-Shabaab.
Dawladda Soomaaliya ayaa taageero milatari, tababar iyo mid bani’aadminnimo intaba ka hesha dawladda Maraykanka. Milatariga Maraykanku waxay...
A bombing in Somalia killed at least 15 people, authorities say
BELEDWEYNE, Somalia — An explosives-laden vehicle detonated Saturday at a security checkpoint in the central Somalia city of Beledweyne, killing at least 15 people and wounding 40 others, authorities said.
Abdifatah Mohamed Yusuf, the director-general of the Hirshabelle Ministry of Humanitarian and Disaster Management, confirmed the deaths.
“Twenty of the wounded have been admitted to Beledweyne hospitals, while another 20 are in critical...
Car bomb hits key town in central Somalia amid military operation
BELEDWEYNE, Somalia - A blast struck a key town in central Somalia as the government forces backed by clan militia and foreign partners continued to fight Al-Shabaab militants.
Initial reports indicate that a truck loaded with explosives was detonated at a security checkpoint in the Nur Hawad area. There was no immediate confirmation of the casualties.
The local ambulances rushed to...
Uganda says doesn’t support Somaliland secession from Somalia
KAMPALA, Uganda - Ugandan President Yoweri Museveni has said that his government does not support Somaliland's unilateral agenda to separate from greater Somalia.
"We do not support the secession of Somaliland from Somalia because, strategically, it is wrong," Museveni said in a statement posted on X on Saturday.
People face similar challenges regardless of race and religion; hence, they should...










