Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

DF Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee SoDMA Waxa uu ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi iyo Masuuliyiin katirsan Qatar Fund iyo hay’adda Qatar Charity.   Labada dhinac waxay ka wada-hadleen sidii dowladda Qatar ay SoDMA uga caawin laheyd gaarsiinta Gargaarka...

Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo goordhow ka dhacay gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.   Qaraxa oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa ka dhacay barkoontarool oo ku taala agagaarka Buundada Nuur xawaad, sida ay innoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Xaaladda goobta uu qaraxu ka dhacay...

Madaxweyne Yoweri Museveni oo ka horymid gooni isu taagga Somaliland

KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in dowladdiisa aysan taageersaneyn in Somaliland ay ka go'do Soomaaliya, maadaama ay qalad tahay istaartiiji ahaan. Yoweri Museveni AYAA sheegay inay Uganda diyaar u tahay inay dhex dhexaadiso dowladda federaalka iyo Somaliland. “Waxaa iigu yeeray Aqalka Madaxtooyada ee Entebbe Dr Jaamac Muuse Jaamac oo ah ergayga gaarka ah ee u qaabilsan ariimaha...

HirShabelle oo war kasoo saartay howlgallada ka socda Shabeelaha Dhexe

JOWHAR (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Cabrdiraxmaan Daahir Karoore ayaa ka warbixiyay howlgallada ka socda aagga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Waxa uu tilmaamay in ujeedka uu yahay in xoogaga Al-Shabaab laga saaro dgemadaas iyo deegaanada ku hareersan, kadibna waxa uu sheegay inay ka qayb qaadan doonaan howlgallada ka socda Galmudug iyo Koonfur Galbeed. Sidoo kale waxa uu farriin...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu furay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ku simaha Ra'iisul Wasaaraha Ahna Ra'iisul wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed jaamac ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Dib-u-qaabeynta Waxbarashada dalka oo ay wadajir usoo agaaasimeen Machadka Heritage iyo Jaamacadda City.   Shirweynaha oo socon doona muddo saddex maalmood ah waxaa ka soo qeyb galay Aqoonyahano isaga kala yimid dalka iyo dibadda. Sidoo kale waxaa xoogga lagu...

Somali PM Hamza Abdi Barre Meets UN chief to Bolster Partnership

NEW YORK, USA – In a significant diplomatic move, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, HE Hamza Abdi Barre, engaged in crucial discussions with the Secretary-General of the United Nations, Antonio Guterres, at the United Nations headquarters in New York.   The meeting, held in a cordial atmosphere, aimed at enhancing the partnership between the United Nations and Somalia....

Historic Union-to-Union Accord of Ethiopia and Somalia Bolsters Workers’ Rights in the Horn of Africa and Beyond

Addis Ababa, September 22, 2023 – A significant milestone in the sphere of workers’ rights has come to fruition in the Horn of Africa, with the formalisation today of a ground-breaking union-to-union agreement between the Confederation of Ethiopian Trade Unions (CETU) and the Federation of Somali Trade Unions (FESTU).   This landmark accord, expertly crafted and supported by the International Labour Organisation...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaaraha XFS iyo Antonio Guterres?

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.   Ra’iisul Wasaaraha iyo Xoghayaha ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta u dhaxeysa hey’adaha Qarmada Midoobay iyo Soomaaliya. Sidoo kale waxa ay isla soo qaadeen sidii la isaga kaashan lahaa wax...

Somali president arrives in Djibouti on an unannounced visit

MOGADISHU, Somalia  - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on an unannounced visit to rally support for his country as it fights Al-Shabaab.   According to the sources, Mohamud held a meeting with Ismail Omar Guelleh, and discussed ways to cooperate in the eradication of Al-Shabaab which poses a potent threat to the Horn of Africa. Somali president asked...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u qaybisay qoysas danyar ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo gacan ka helayso hay'adaha kala ah Sanduuqa hormarinta Dowlada Qatar iyo Qatar charity ayaa Deeq Gargaar ah waxa ay u qeybiyeen Boqolaal qoys oo danyar ah iyo kuwa ka soo barakacay Coladaha kuwaas oo ku nool Gudaha Magaalada Muqdisho.   Gargaarkaan dadka loo qeybiyey ayaa iskugu jira qeybaha kala duwan ee...

WARAR KALE

Agaasimaha Isbitaalka Forlanini oo Safiirka Talyaaniga ku guddoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed

MUQDISHO - Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Forlanini/lansereti Dr Mohamed Jafar Ali oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya isagoo gudoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed.   Agaasimaha Guud...

Burkina Faso, Mali iyo Niger oo si rasmi ah u bilaabay ka bixitaanka Maxkamadda...

Ouagadougou – Dowladaha Burkina Faso, Mali iyo Niger ayaa si rasmi ah u billaabay geeddi-socodka ay uga baxayaan Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC), kaddib...

Munaasabad lagu maamuusay 66-guuradii Midowgii iyo Xorriyadda Soomaaliya oo lagu qabtay Aljeeriya

Aljeeriya – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay 66-guuradii ka soo wareegtay xorriyaddii Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya ay ka...